HUD 903.-1 Are you a victim of Housing Discrimination? Somalian

Housing Discrimination Information Form ("HUD-903.1")

HUD Form_903-1som

Housing Discrimination Information Form ("HUD-903.1")

OMB: 2529-0011

Document [pdf]
Download: pdf | pdf
Ma Waxaad
Tahay Dhibbane
Lagaga Eexday
Guri Siinta?

Hoy-siin caddaalad ah ayaa
xuquuqdaada ah!
Haddii laguu diiday xuquuqda
aad u leedahay Guri-siinta…waxaa
laga yaabaa in si sharci dara ah
lagaaga eexday.

Waaxda Guriyeyta Maraykanka iyo Horumarinta Magaalooyinka
U.S. Department of Housing and Urban Development (HUD)

903-1_Somali

HALKA AAD U DIREYSO FOOMKAAGA AMA
AAD WAYDIINEYSO DALABKAAGA

foomkaaga fooWHERE TO
MAIL YOUR FORM OR
E ABOUT YOUR CLAIM
Gobalka Arkansas, Louisiana, New Mexico, Oklahoma, iyo Texas:

Gobalka Connecticut, Maine, Massachusetts, New Hampshire,
Rhode Island, iyo Vermont:
NEW ENGLAND OFFICE
Fair Housing Hub
U.S. Dept. of Housing and Urban Development
Thomas P. O‟Neill, Jr. Federal Building
10 Causeway Street, Room 321
Boston, MA 02222-1092
Telefoonka (617) 994-8320 or 1-800-827-5005
Fakiska (617) 565-7313 • TTY (617) 565-5453
Cinwaanka: [email protected]
Gobalka New Jersey iyo New York:
NEW YORK/NEW JERSEY OFFICE
Fair Housing Hub
U.S. Dept. of Housing and Urban Development
26 Federal Plaza, Room 3532
New York, NY 10278-0068
Telefoonka (212) 264-1290 or 1-800-496-4294
Fakiska (212) 264-9829 • TTY (212) 264-0927
Cinwaanka: [email protected]

Gobalka Delaware, District of Columbia, Maryland, Pennsylvania,
Virginia, iyo West Virginia:
MID-ATLANTIC OFFICE
Fair Housing Hub
U.S. Dept. of Housing and Urban Development
The Wanamaker Building
100 Penn Square East
Philadelphia, PA 19107
Telefoonka (215) 656-0663 or 1-888-799-2085
Fakiska (215) 656-3419 • TTY (215) 656-3450
Cinwaanka: [email protected]
Gobalka Alabama, the Caribbean, Florida, Georgia, Kentucky,
Mississippi, North Carolina, South Carolina, iyo Tennessee:
SOUTHEAST/CARIBBEAN OFFICE
Fair Housing Hub
U.S. Dept. of Housing and Urban Development
Five Points Plaza
40 Marietta Street, 16th Floor
Atlanta, GA 30303-2808
Telefoonka (404) 331-5140 or 1-800-440-8091
Fakiska (404) 331-1021 • TTY (404) 730-2654
Cinwaanka: [email protected]
Gobalka Illinois, Indiana, Michigan, Minnesota, Ohio, iyo
Wisconsin:
MIDWEST OFFICE
Fair Housing Hub
U.S. Dept. of Housing and Urban Development
Ralph H. Metcalfe Federal Building
77 West Jackson Boulevard, Room 2101
Chicago, IL 60604-3507
Telefoonka (312) 353-7776 or 1-800-765-9372
Fakiska (312) 886-2837 • TTY (312) 353-7143
Cinwaanka: [email protected]

SOUTHWEST OFFICE
Fair Housing Hub
U.S. Dept. of Housing and Urban Development
801 North Cherry, 27th Floor
Fort Worth, TX 76102
Telefoonka (817) 978-5900 or 1-888-560-8913
Fakiska (817) 978-5876 or 5851 • TTY (817) 978-5595
Cinwaanka: [email protected]
Gobalka Iowa, Kansas, Missouri iyo Nebraska:
GREAT PLAINS OFFICE
Fair Housing Hub
U.S. Dept. of Housing and Urban Development
Gateway Tower II
400 State Avenue, Room 200, 4th Floor
Kansas City, KS 66101-2406
Telefoonka (913) 551-6958 or 1-800-743-5323
Fakiska (913) 551-6856 • TTY (913) 551-6972
Cinwaanka: [email protected]
Gobalka Colorado, Montana, North Dakota, South Dakota, Utah,
iyo Wyoming:
ROCKY MOUNTAINS OFFICE
Fair Housing Hub
U.S. Dept. of Housing and Urban Development
1670 Broadway
Denver, CO 80202-4801
Telefoonka (303) 672-5437 or 1-800-877-7353
Fakiska (303) 672-5026 • TTY (303) 672-5248
Cinwaanka: [email protected]
Gobalka Arizona, California, Hawaii, iyo Nevada:
PACIFIC/HAWAII OFFICE
Fair Housing Hub
U.S. Dept. of Housing and Urban Development
600 Harrison Street, Third Floor
San Francisco, CA 94107-1300
Telefoonka (415) 489-6524 or 1-800-347-3739
Fakiska (415) 489-6558 • TTY (415) 436-6594
Cinwaanka: [email protected]
Gobalka Alaska, Idaho, Oregon, iyo Washington:
NORTHWEST/ALASKA OFFICE
Fair Housing Hub
U.S. Dept. of Housing and Urban Development
Seattle Federal Office Building
909 First Avenue, Room 205
Seattle, WA 98104-1000
Telefoonka (206) 220-5170 or 1-800-877-0246
Fakiska (206) 220-5447 • TTY (206) 220-5185
Cinwaankal: [email protected]
Ka dib marka aad la xidhiidh xafiiska deegaankaaga ugu bhaw oo
aad wali hayso hu’aalo waxaad la xidhiidhi kartaa HUD:
U.S. Dept. of Housing and Urban Development
Office of Fair Housing and Equal Opportunity
451 7th Street, S.W., Room 5204
Washington, DC 20410-2000
Telefoonka (202) 708-0836 or 1-800-669-9777
Fakiska (202) 708-1425 • TTY 1-800-927-9275

Haddii aad ku dirayso interneetka, booqo: www.hud.gov

903-1_Somali

HALKAN KU
DHEJI
FARANKABO
OLADA

KU DIR:

Xog Uruurintan Cabashada Dadwaynaha waxaa lagu qiyaasaa in lagu buuxiyo 20 daqiiqo,oo ay ku jiraan
wakhtiga dib loogu eegayo shuruudaha, raadinta xogta ileed ee jirta, uruurinta iyo xafidaada xogta loo baahan yahay,
iyo waliba buuxinta iyo dib u eegida xog uruurinta.
Waaxda Guriyaynta iyo Horumarinta Magaalooyinka ayaa loo xilsaaray ururinta xogtan iyada oo la raacayo
Qodobka VIII Xeerka Xuquuqaha Rayidka ee 1968, kaas oo dib loogu hagaajiyey xeerkii Dib u eegida Guriyeynta
Caddaalada ah ee 1988, {P.L.100-430}; Qodobkiisa VI ee Xeerka Xuquuqda Rayidka ee 1964, {P.L.88-352}; Qeybta
504 ee Xeerka Dib u kabida ee 1973, ee dib loo habeeyey, {P.L93-112}; Qeybta 109 ee Cinwaankiisu yahay
I-Guriyeynta iyo Bulshada. Xeerka Horumarinta ee 1974, ee dib loo habeeyey, {P.L.97-35}; Xeerka Curyaamiinta
Maraykan ee 1990, {P.L.101-336}; iyo Xeerka kala Soocidda Da‟da ee 1975, ee dib loo habeeyey, {42 U.S.C.6103}.
Xogtan ayaa loo istimaali doonaa baadhitaanka iyo dabagalka cabashooyinka la xidhiidha eexashada
guriyeynta.Xogtan waxaa laga yaabaa in loo gudbiyo Wasaarada Caddaalada ee dalka Maraykanka si ay u
adeegsato hanaanka dacwadaha loo soo gudbiyo iyo dabagalka eexashada guriyeynta ama dacwad ku soo oogidda
shaqsiga {yaadka} sameeyey falal eex ah oo dadka kala soocaya; iyo gobOlka ama hay‟adaha caddaalada guriyeynta
ee deegaanka kuwaas oo maamulkoodu la mid yahay sharciyada guriyeynta caddaalada ah ee geedi socodka
guriyeynta. Ku guuldaraysiga bixinta qaar ama gabi ahaan xogtii lagaa cosaday waxay horseedi doontaa in uu dibu
dhac ku yimaado ama la diidaba taageerada HUD.
Soo bandhigida xogtan waa mid iqtiyaari ah.

903-1_Somali

XOGTA EEXASHADA GURIYEYNTA
Waaxda Guriyeynta iyo Horumarinta Magaalooyinka Maraykanka

Xafiiska Guriyeynta Caddaaladda ah iyo Fursadaha Loo Siman Yahay

U.S. Department of Housing and Urban Development

Office of Fair Housing and Equal Opportunity

Fariimaha: (Fadlan daabac ama farwaaweyn ku qor) Si taxadar leh u akhri foomkan. Isku day in aad ka jawaabto
su‟aalahan oo dhan.Haddii aadan garanayn jawaabta ama su‟aashu aanay ku qusayn,siday tahay ku dhaaf. Waxaad
haysataa muddo sanad ah in aad ku soo gudbiso galka codsiga cabashada eexda. Codsigaaguna waa in uu
saxeexan yahay taariikhduna ku xusan tahay.

Magacaaga

Cinwaankaaga

Magaalada

Gobalka

Wakhtiga ugu haboon ee lagula soo hadli karo

Telafoonkaaga Maalintii

Sanduuqa boostada

Telafoonkaaga habeenkii

Xagee kale baanu wici karaynaa hadii aanan ku heli karin?
Magaca qofka lala xidhiidhayno

Wakhtiga ugu haboon ee lala hadli karo

Telefooka Maalintii

Telefoonka Habeenka

Magaca qofka lala xidhiidhayo

Wakhtiga ugu haboon ee lala hadli karo

Telefoonka maalintii

Telefoonka habeenkii

1

Maxaa kugu dhacay?
Sidee baa lagaaga eexday?
Tusaale ahaan: Ma waxaa laguu diiday fursad aad ku kiraysan lahayd ama aad ku iibsan lahayd guri? Ma waxaa
laguu diiday amaah? Ma waxaa lagugu yidhi guri lama hayo iyada oo dhab ahaantii la hayo? Ma waxaa laguula
dhaqmay si ka duwan kuwa kale ee iyaguna guryaha raadinaya?
Si kooban noogu sheeg waxa dhacay.

Form HUD-903.1 (1/02)

OMB Approval No. 2529-0011 (exp. 1/31/2011)

903-1_Somali

XOGTA EEXASHADA GURIYEYNTA
Waaxda Guriyeynta iyo Horumarinta Magaalooyinka Maraykanka

U.S. Department of Housing and Urban Development

Xafiiska Guriyeynta Caddaaladda ah iyo Fursadaha Loo Siman Yahay

Office of Fair Housing and Equal Opportunity

2

Waa maxay sababta aad u tahay dhibbane lagaga eexday guri siinta?
Ma laga yaabaa in ay ugu wacan tahay:
• isirkaaga • midabkaaga • diintaada • jinsigaaga • qaranka aad ka soo jeedo • xaaladdaada qoysnimo
(qoysaska eh caruurta ay da‟doodu ka hoosayso 18) • curyaannimada?
Tusaale ahaan: Ma waxaa guriga laguugu diiday isirnimadaada? Ma waxaa daynta laguugu diiday diinta aad
aaminsan tahay awgeed? Ama laguugu diiday guri aad dagi lahayd carruurbaad leedahay awgeed?
Si kooban u sharax sababta aad u malaynayso in xuquuqahaaga guriyeynta laguugu diiday islamarkaana
gooba geli qodobada aad isleedahay way ku haboon yihiin.

3

Yaad rumaysan tahay in uu kaa eexday?
Tusaale ahaan: ma wuxuu ahaa hantiile dhuleed, mulkiile, bangi, wakiilka guryo wadareed, muqalas, shirkad,
ama hay‟ad?
Cadee ruuxa aad isleedahay wuu kaa eexday.

Magaca

Cinwaanka

4

Halkee bay ka dhacday eedaynta eexda sharci darada ah?
Tusaale ahaan: Ma wuxuu aheyd qaybta guryaha kireysa? Guriga qoys kaliya? Guriyeynta dadweynaha ama
guryaha laysku taageero? Guri hadba meel loo rari karo?
Ma wuxuu ahaa mid ka dhacay bangi ama hay‟ad kale oo wax amaahisa?
Cinwaanka ku qor halkan hoose.

Cinwaanka

Magaalada

5

Gobalka

Sanduuqa boostada

Goormuu dhacay falkii ugu danbeeyey ee eexdu?
Ku qor taariikhda halka
Wali ma socotaa eedaynta eexdu oo ma taagan tahay?

Saxeexa

_______ / ______ / ______
Haa ________

Maya ________

Taariikhda

U dir foomkan HUD ama wakaalada guriyeynta caddaalada ah ee kuugu dhaw. Haddii aadan awoodin in
aad buuxiso foomkan,waxaad si toos ah ula hadli kartaa xafiiskaas. Eeg cinwaanka iyo telefoonka ku qoran bogga
dambe.

903-1_Somali

• Isirka
•
•
•
•
•

Midabka
Qaran ahaan halka uu ka soo jeedo
Diinta
Jinsiga
Xaalada qoysnimo (qoysaska wata carruurta da‟doodu ka hoosayso 18, ama
kuwa filanaya ilmo)
• Curyaannimo (haddii adiga ama qof adiga ugu dhaw uu yhay curyaan)

Ka goo harkan, iskulab oo ku xidh xanjada qoyan ama mida qaralan (ha isku dhajin)

Waa Sharci Darro Eexashada Guri Bixintu Iyada oo la Raacayo
Qodobadan…

Haddii aad Aaminsan Tahay in Xuquuqahaaga Lagu Xadgudbay...
• HUD ama gobalka ama wakaalada guriyeynta caddaalada ku dhisan ee
deegaanka waxay diyaar la tahay in ay kugu caawiso in aad gudbiso cabasho.
• Marka xogtaada la helo ka dib, HUD ama gobalka ama wakaalada guriyeynta
caddaalada ku dhisan ee deegaanka ayaa kula soo xidhiidhi doona si ay kaala
hadlaan arrimaha aad daynayso.

Ku xafido warbixintan meelaha aad wax ku kaydsato.

_____ / ______ /

______

!

Taariikhda aad macluumaadkaaga u dirtay HUD:
Cinwaanka aad macluumaadkaaga ku dirtay:

___________________________________________________________________________
Xafiiska

Telefoonka

_________________________________________________________________________________________________
Wadada
_________________________________________________________________________________________________
Magaalada
Gobalka
Sanduuqa boostada

Haddii aadan jawaab ka helin HUD ama gobalka ama wakaalada guriyeynta caddaalada ku dhisan
ee deegaanka muddo saddex todobaad ah marka laga bilaabo taariikhda aad foomkan dirtay, Waad
la hadli karaysaa si aad u ogaato xaalada cabashadaadu halka ay marayso. Eeg cinwaanka iyo
telefoonka ku qoran dhabarka danbe ee boggan.

903-1_Somali

MA WAXAAD TAHAY DHIBBANE LAGAGA EEXDAY GURI SIIN?
“Riyada maraykanka ee ah helitaanka meel nadiif ah oo hagaagsan oo
loogu yeedho „guri‟ ayaa waxay ka turjumaysaa waxa aan
rumaysanahay ee ah in qarankan, guusha iyo fursadiisu ay noqdaan
kuwo uu ruux kasta heli karo.
Marka la eego Sharciyada Guriyeynta Caddaalada ah, muwaadin kasta
waxaa loo xaqiijiyey fursadda ah in uu nolol wanaagsan ku dhisto
guriga uu doorbidayo — iyada oo aan la tixgelinaynin
isirkooda,midabkooda, diintooda, jinsigooda, asalkooda, xaalada
qoysnimo ama curyaannimo.”

SIDEEBAAD KU GARAN KARTAA EEXDA GURI SIINTA?
Marka la eego Xeerka Guri siinta Caddaalada ah, waa sharci daro in:
•
•
•
•
•
•
•
•
•
•

•
•

Laguu diido in aad kiraysato guri ama lagaa iibiyo guri
In laguu sheego in aanu guri jirin iyada oo uu jiro
in lagu tuso guryo ama dhismayaal ku yaal xaafado gaar ah
in loo sameeyo sharciyo kala duwan, shuruudo, ama maamuus
iibinta ama kireynta guryaha
Bixinta adeegyada guriyeynta ama fasiilaad kala duwan
Xayeysiinta kireynta guryaha lala eegto dad gaar ah oo kaliya
In laguu diido in aad hesho warbixinta ku saabsan amaahda,laguu
diido daynta,ama lagugu xidho sharuudo kala duwan
In laguu diido caymiska hantida
Marmarsiiyo eex ah si laguu meermeeriyo
In loo diido shaqsiyaadka curyaanka ah in ay soo bandhigaan
sababo macquul ah haddii lagama maarmaan ay tahay in ruuxaasi
uu helo fursad macquul ah oo uu ku heli karayo deegaankaas
In lagu guuldaraysto dhismaha guryo badan oo si fudud loo heli
karayo
Cagajuglayn, xoog, hanjabaad, ama fargelin lagu sameeyo qof
kasta oo doonaya in uu caawiyo ruux kale si uu u helo
xuquuqihiisa/heeda guri siinta caddaaladda ah

903-1_Somali


File Typeapplication/pdf
File TitleEnglish Version Press.indd
AuthorCarolyn Gorry
File Modified2009-11-17
File Created2009-11-17

© 2024 OMB.report | Privacy Policy