ConnectHome Baseline Survey

ConnectHome Baseline Survey Data Collection

Formatted ConnectHome Baseline Survey-Somali Revised 8_4_16

ConnectHome Baseline Survey

OMB: 2528-0308

Document [docx]
Download: docx | pdf

Shape1


Lambarka OMB #2528-0308

Taariikhda: XX-XX-XXXX




Sahanka Helidda Internet-ka

Miyaad ku haysataa guriga (ama cid kugula nool gurigaagu ay haysataa) Internet (oo ay ku jiraan telefoonada casriga ah)?

Haa


Maya


Haddii ay tahay Haa


Shape2

Haddii ay tahay Maya

Shape3

Sidee ayaad ugu heshaa (ama qof guriga kula deganii uu u helaa) internet-ka gurigaaga? Fadlan hunbso in dhammaan kuwaasi ku khuseeyaan.

Inaad u marto bixinta Internetka xawaaraha sare (tusaale ahaan: Isticmaalidda Comcast, Cox, AT&T, Verizon, CenturyLink, Charter)

Shape4

Waa ayo bixiyahaagu?

Inaad u marta qorsha dhaatada telefoonada casriga ah (tusaale ahaan: Isticmaalidda Sprint, Verizon, AT&T, T-Mobile)

Shape5

Waa ayo bixiyahaagu?

Inaad u marto khadka internetka ee xaliga ah

Inaad u marto WiFi ku salaysan meel ka baxsan gurigaaga (tusale ahaan: ka helidda dadweynaha ama uu kaa ga yimaad jaarka)

Shape6

Kale:


Haddii aanad helin internet-ka gurigaaga, waa maxay sababtu? Fadlan hubi in dhammaan ku waasi ay ku khuseeyaan.

Kharashka Internet-ka

Kharashka aaladahas (koombuyuuterka aan la qaadan, laabtoobka, iwm.)

Qaybta gurigayga ama dhismuhu ma laha waayarada adeega

Waan isku dayay inaan samaysto adeegan laakiin maan samayn

Raaxo malaha isticmaalida koobuyuutaradu ama Internetk-ka

Xiiso malaha isticmaalida Internet-ku

Waxaan ka helaa Internetka meel ka baxsan gurigayga

Shape7

Kale:

Shape8 Shape9

Aaladee ayaad u isticmaashaa (ama qofka ku nool qoyskaagu uu u isticmaala) Internet-ka guriga? Fadlan hubi in dhammaan kusaawi ay ku khuseeyaan.

Telefoon casri ah

Koombuyuurarka aan la qaadan

Laabtoob, Notebook, ama Netbook (tusaale ahaan isticmaalidda:

Chromebook, HP Mini, Macbook, Dell Inspiron)

Tablet-yada (tusaale ahaan: iPad, Samsung Galaxy Tab, Kindle Fire)

Gaymka interntka ku shaqeeya

TV-yada casriga ah ama qalabyada TV-ga ku xidha internetka

Shape11 Shape10

Kale:


Haddii aanad Internet-ka ku haysan gurigaaga hadda, miyaad waligaa gurigaaga ku lahayd Internet?

Haa Maya

Shape12


Miyaad maqashay ConnectHome, barnaamij u keenaya guryaha Internet isbiidhkiisu sareeyo oo bilaash ah ama jaban oo ay siinayaan dadka degan guyaha dadweynaha?

Haa Maya Ma aqaan

Haddii aad ku haysato Internet gurigaaga ma bilaashbaa mise qiimo jaban ayay kugu siisaa ConnectHome?

Haa Maya Ma aqaan Ma haysto Internet

Paperwork Reduction Act Notice. Public reporting burden for this collection of information is estimated to be .083 hours (5 minutes) per PHA resident, and includes time for reviewing the instructions, and completing and reviewing the responses. Your completion of this information collection is voluntary. HUD may not collect this information, and you are not required to complete this form, unless it displays a current, valid OMB control number.



Community Name [HH ID]

File Typeapplication/vnd.openxmlformats-officedocument.wordprocessingml.document
AuthorHUD User
File Modified0000-00-00
File Created2021-01-23

© 2024 OMB.report | Privacy Policy