CDC Evictions Protection Declaration - Somali

NewEvictionNotice_d1_Somali.pdf

TEMPORARY HALT IN RESIDENTIAL EVICTIONS TO PREVENT THE FURTHER SPREAD OF COVID-19

CDC Evictions Protection Declaration - Somali

OMB: 0920-1303

Document [pdf]
Download: pdf | pdf
Lambarka Maamulidd MB. 1920-1303
Dhicitaanka foomka: 09/30/2021

Cadeynta kahortagga Guri ka saarida
Xarumaha Xakamaynta iyo Kahortagga Cudurrada (CDC) ayaa soo saartay amar kaasoo kaa ilaalin kara in lagaa saaro ama
lagaa qaado meesha aad ku nooshahay. Tani micnaheedu waxay tahay inaad awoodi karto inaad sii joogto meesha
aad ku nooshahay illaa JUUNYO 30, 2021, haddii aad u qalanto.

Sida loo isticmaalo foomkan
1.	 Arag haddii aad u qalanto kahortagga guri ka saarida iyada oo loo maraayo amarka CDC. Haddii aad rabto inaad ka
hesho caawinaad qof cilmi u leh, kala xariir (800) 569-4287 ama booqo https://www.hudexchange.info/programs/
housing-counseling/rental-eviction/ si aad u hesho macluumaadka xariirka ee HUD deegaanka La-taliyaha guryaha
la oggolaaday
2.	 Saxiix cadeynta aad u qalanto, bogga xiga.
3.	 Bogga cadeynta saxiixan sii shaqsiga ama shirkadda aad ka kireysato (tusaale ahaan, maamulka dhismaha, milkiilaha
guriga, iwm.). Ka hayso sawir ama koobbi diiwaaankaagga/warqadaha dib u wac qofka cilmi u lahaa/khabiirkaaga
haddii ay jirto dhibaato.

1. Ma u qalmaa?
Haddii aad calaameyn karto uga yaraan hal sanduuq tiir, waad u qalantaa.

Safka A

IYO

Waxaan helay hubin/baaris kicinta (Bixinta
Saamaynta Dhaqaalaha) sannadka 2020 ama
2021
La iigama baahneyn inaan u soo warbixiyo IRS
wixii daqli ah ee soo gala sanadka 2020
Sannadka 2020 ama 2021, waxaan shaqeystay
(ama rajaynayaa inaan kasbado) wax kayar
$99,000 shaqsi ahaan in ka yar $198,000 si
wadajir ahaan
Waxay u badan tahay inaad ku kasbatay
cadadkaan haddii aad hesho mid ka mid ah
waxtarrada soo socda:

•	 	 Barnaamijka Caawinta Nafaqada
Dheeraadka (SNAP)

Safka B
Ma bixin karo kiradayda oo dhan ama ma bixin
karo lacag bixin dhammaystiran oo guriga ah
maxaa yeelay:
	 akhliga reerkayga ayaa si weyn hoos ugu
D
dhacay
	Waxaa layga joojiyey shaqada
S	 aacadihii shaqadayda ama mushaharkaygii
waa la jaray
	 axaan hayaa kharashyo caafimaad oo aan
W
jeeb ahayn 1
Waxyaabaha kor ku xusan midkoodna — uma

qalmi doontid.

•	 	 Caawinta Ku Meel Gaarka ah ee Qoysaska
Baahan (TANF)

•	 	 Dakhliga Amniga ee Dheeraadka ah (SSI)
•	 	 Caymiska Naafada ee Bulshada (SSDI)
Waxyaabaha kor ku xusan midkoodna — uma qalmi doontid

Waxaad hubisay ugu yaraan hal shay tiir/saf walba? Heerkaaga dakhliga ayaa u qalma.
[Calaamee sanduuqa koowaad bogga xiga]
Waxaa lagu qeexay 7.5% ama in ka badan dakhligayga guud ee la hagaajiyay sanadka

1

CS323605-G

04/05/2021

2. Cadeynteyda taas aan u qalmo
Adiga oo calaamadeeya sanduuqyada hoose, waxaan cadeynayaa in bayaan kasta uu
run yahay.
	Heerkayga dakhli ayaa u qalma sababaha kor lagu sharaxay
	Waxaan sameeyay intii karaankeyga ah inaan sameeyo lacag bixin qayb ahaan
waqtigeedii ah oo ugu dhow sida ugu macquulsan ee bixinta buuxda iyo
inaan helo caawimaad dawladeed oo ku saabsan bixinta kirada ama bixinta
guryaha. 2
	 addii gurigayga la iga saaro, ma haysto xulashooyin kale oo guri kale oo aan
H
ku heli karo, sidaa darteed waxaan sameyn lahaa:

•
•
•

Waxay u badan tahay inay hoylaawe noqdaan, ama
Waa inaad u guurtaa hoylaawe, ama
Waa inaad la degtaa dadka kale ee ku nool guryaha isku dhow.

	Waan fahansanahay kadib markaan saxiixo:

•
•
•
•

Ilaa aan la heshiiyo mulkiilahayga, wali waxaan mas’uul ka ahay kirada,
kirada gadaal, iyo wixii ajuuro ah, ganaaxyo ama dulsaar ah inta aan
ijaaranahay.

Qalabka ciladbixinta ee
kireystayaasha
Raadso caawinaada ee
kirada degdegga ah
Wac (800) 569-4287 si aad u
hesho liistada la-taliyayaasha
guryaha ee ay ansixisay HUD
Ka warbixi dhibaatooyinka
arruurinta deynta
U gudbi cabasho CFPB
cfpb.gov/complaint
Soo sheeg takooris
Gudbi cabasho. Wac HUD
(800) 669-9777

Weli waa inaan raaco shuruudaha ijaarkayga.
Ilaa iyo inta aanan heshiis la gaarin mulkiilaheyga, haddii aan ku
guuldareysto bixinta lacagteyda la ii baahan yahay, waa layga saari karaa
guriga marka joojinta kumeelgaarka ah ee raritaanku dhammaato.
Weli waa layga saari karaa guriga sababo aan ahayn bixinta kirada ama
bixinta guryaha.

Waxaan ku saxiixaa cadeyntaan.3 ciqaabta been abuurka. Taasi waxay ka dhigan tahay waxaan balan qaadayaa in
hadalada kor ku xusan ay yihiin run oo aan fahamsanahay in dambi la igu ciqaabi karo been sheegid.
You sign here:
Taariikh:

3. B
 oggan la saxiixay sii shakhsiga ama shirkadda aad ka kiraysatay.
	ATTN MILKIILIYAASHA: Waad ku mahadsan tahay u hoggaansamidaada. Haddii aad ku xad gudubto Amarka ilaalinta
ka saarida CDC, adiga iyo / ama meheraddaada waxaa \agugu xukumi doonaa ciqaab dambiyeed, oo ay ku jiraan
ganaaxyo iyo muddo xabsi ah.

U yeerista khabiir maxalli ah ayaa ah habka ugu wanaagsan ee lagu ogaan karo dhammaan caawinaadda aad heli karto. Raadi liistada lataliyaha guryaha
ee ay HUD ansixisay adoo wacaya (800) 569-4287.

2

Haddii aad horey u saxiixday cadeynta hakinta guriga, uma baahnid inaad mid kale gudbiso.

3


File Typeapplication/pdf
File TitleEviction Protection Declaration
Subject323605_A, Eviction Protection Declaration, COVID-19, Eviction
AuthorCenters for Disease Control and Prevention
File Modified2021-04-06
File Created2021-04-05

© 2024 OMB.report | Privacy Policy