Thank You Letter for Participants (Somali)

Att 26_ThankYouLetter Somali_May23.docx

[NCBDDD] Population-based Surveillance of Outcomes, Needs, and Well-being of Children and Adolescents with Congenital Heart Defects

Thank You Letter for Participants (Somali)

OMB: 0920-1382

Document [docx]
Download: docx | pdf


agosto 18, 2023


«magaca hore» «magaca dambe» Ee Waalidka ama Mas’uulka

«cinwaanka1»

«cinwaanka2»

«magaalada», «gobolka» «zipka»



Gacaliye Waalid ama Mas’uul «magaca hore»,


Waad ku mahadsan tahay dhammaystirka xog-ururinta CHSTRONG-KIDS. Ka qaybqaadashadaadu waa noo muhiim oo waxay ku biirisay waxaan ka ognahay sida xaaladaha wadnaha u saameeyaan carruurta iyo qoysaskooda. Natiijooyinka ka soo baxay CHSTRONG-KIDS waxay caawin doonaan aqoonsiga baahiyaha aan la daboolin ee carruurta ku dhasha xaaladaha wadnaha iyo daryeelayaashooda iyo sidoo kale waxay caawin doonaan qoysaska carruurta leh xaaladaha wadnaha inay qorsheeyaan mustaqbalka


Kaarka hadiyadda oo qiimihiisu yahay $20.00 ayaa ku jira warqaddan si aanu kaaga mahadcelino wakhtigaaga iyo dadaalkaaga.

Haddii aad wax su'aalo ah ama walaac ah qabtid, fadlan kala xiriir Isuduwaha Mashruuca CHSTRONG-KIDS halkan [site email] ama [site phone number]. Waxaan ku cusbooneysiin doonaa websaydkeena, www.xxxxx, marka natiijooyinka CHSTRONG-KIDS la heli karo.


Mar labaad waad ku mahadsan tahay dhammaystirka xog-ururintan muhiimka ah.



Si daacadnimo leh,



[PI Signature]


[Site PI]

[Site name]


Shape1

Ku lifaaq kaarka hadyada halkan


File Typeapplication/vnd.openxmlformats-officedocument.wordprocessingml.document
File Modified0000-00-00
File Created2023-08-18

© 2024 OMB.report | Privacy Policy