HUD 903.1 Somali Report Housing Discrimination

Housing Discrimination Information Form ("HUD-903.1")

REPORT HOUSING DISCRIMINATION_Form Number HUD-903.1_Somali (Somali)

The Report Husing Discrimination Gorm HUD 903-1

OMB: 2529-0011

Document [pdf]
Download: pdf | pdf
Ka warbixi Takoorka Guryaha
Waaxda Guryaha iyo Horumarinta Magaalooyinka ee Maraykanka
Xafiiska Guriyeynta Cadaaladda ah iyo Fursad loo Siman yahay
SU'AAL 1

Maxaad u aaminsan tahay in qof ku takooray, qof aad la nooshahay,
ama qof aad dooneysey inaad la noolaato?
Dooro ugu yaraan hal sabab. Waxaad dooran kartaa wax ka badan hal.
Sababtoo ah jinsiyada
Sababtoo ah midabka
Sabatoo ah diinta wgeed
Sababtoo ah asal qaran (ay ku jirto aqoonta Ingiriisiga xaddidan)
Sababtoo ah naafanimada
Jinsiga awgeed (tani waxaa ku jira, laakiin aan ku xaddidnayn, takoorida jinsiga awgeed, aqoonsiga jinsiga
dhabta ah ama la dareemay ama jihada jinsiga)
Sababtoo ah xaaladda qoyska (tani waxaa ku jira carruurta ka yar 18 sano jir, uur ama raadinaya mas'uuliyad
sharci)
Sababtoo ah, ama natiijo toos ah oo ka dhalatay, adiga ama qof qoyskaaga ka tirsan oo ka badbaadey
rabshadaha qoyska, rabshadaha hasaawaha, farxumeyn galmo, ama dabagal (sida qabidda diwaan
dambiyeed, taarikh guri ka saarid ama taarikh amaah xun), ama waxaad aaminsantahay in lagu xadgubey
xuquuq guri kale marka loo eego sharciga Rabshadaha ka dhanka ah haweenka (VAWA) (tusaale,
mulkiilahaagu ma uusan bixin wareejin degdeg ah, waxaa lagugu ganaaxay wacidda 9-1-1 ama
raadsashada adeegyada gurmadka). Ilaalinta VAWA waxay quseeysaa iyadoon loo eegayn jinsiga, nooca
galmoodka, ama aqoonsiga jinsiga.
Sababtoo ah aargoosi, caga-juglayn, ama faragelin la xiriiirta fulinta xaquuqda guriyeynta cadaalad ah ama
xaqa VAWA (sida xaraynta cabashada, ka markhaati furka dacwadda), ama ka caawinta kuwa kale inay
sidaas sameeyaan.
Sabab kale (hoos sharax)

Xubnaha kale ee qoyskayga ama dadka kale ee guriga joogay waxay la kulmeen takoorid. Waxaan
ururin doonaa magacyadooda iyo macluumaadka xiriirka marka aan kula hadalno.
Waaxda Guryeynta iyo Horumarinta Magaalooyinka
ee Maraykanka ee Cadaaladda Guriyeynta iyo
Fursadaha Loo siman yahay (FHEO) HUD-903.1

Qaabka rasmiga ah ee Dowladda Mareykanka
Xakamaynta OMB #: 2529-0011
Taariikhda uu dhacayo: 9/30/25
Af-soomaaliga

SU'AAL 2

Yaa ku takooray?
Bixi macluumaadka inta aad hayso La xidhiidhi mayno ka hor intaanan kula hadlin.
Magaca koowaad (ama magaca ganacsiga):
Magaca dambe:
Xiriirka adiga: ( tusaale mulkiilaha, amaahiyaha, wakiilka guryaha)
Cinwaanka:
Magaca ganacsiga ama magaca shaqada:
Lambarka taleefanka 1:

Lambarka taleefanka 2:

Cinwaanka iimaylka:
Goobta (tusaale ahaan, magaca guryaha kiraynta ama hantida iibka, hay'ad dadweyne, ganacsi, ama bangi):

Cinwaanka wadada:
Magaalada:

Guri ama unug:
Gobolka:

Ziibka:

In ka badan hal qof ama ganacsi ayaa i takooray. Waxaan ururin doonaa magacyadooda iyo
macluumaadka xiriirka marka aan kula hadalno.
SU'AAL 3

Xagee ka dhacday takoorka?
Bixi magaca iyo ciwaanka dhismaha, dhismaha dabaqa, ama goobta kale ee takoorku ka dhacay. Bixi
macluumaadka inta aad hayso
Goobta (tusaale ahaan, magaca guryaha kiraynta ama hantida iibka, hay'ad dadweyne, ganacsi, ama bangi):
Waddada cinwaanka:
Magaa lada:
Waaxda Guryeynta iyo Horumarinta Magaalooyinka
ee Maraykanka ee Cadaaladda Guriyeynta iyo
Fursadaha Loo siman yahay (FHEO) HUD-903.1

Guri ama unug:
Gobolka:

Ziibka:
Qaabka rasmiga ah ee Dowladda Mareykanka
Xakamaynta OMB #: 2529-0011
Taariikhda uu dhacayo: 9/30/25
Af-soomaaliga

SU'AAL 4

Goorma ayay dhacday takoorku?
Haddii ay marar badan dhacday ama ay weli dhacayso, bixi taariikhda ugu dambeysay ee aad la kulantay
takoorid.

Taariikh(aha) takoorka:

Takoorka lagu eedeeyay wuu sii socdaa ama wuu socdaa ama takoorka lagu eedeeyay ayaa wali
dhacaya.
SU'AAL 5

Maxaa dhacay?
Soo koob dhacdooyinka iyo sababta aad u aaminsan tahay inaad la kulantay takoorid guri sababtoo ah
jinsiyad, midab, asal qaran, diin, jinsi, naafo, ama xaalad qoys iyo/ama xadgudub
Xuquuqda VAWA Tusaale ahaan: Ma laguu diiday fursad aad guri kiraysato ama aad ku iibsato? Ama ma
loo diiday? Loo sheegay in guriyeynta aan la heli karin marka ay dhab ahaantii ahayd? Si ka duwan baa
loola dhaqmay sababtoo ah joogitaanka carruurta yaryar? Ma la diiday hoy macquul ah oo la xidhiidha iinta?
Ma lagaa saaray dookhaaga galmo awgeed? Ma lagaa joojiyay ka-qaybgalka barnaamijka kaalmadaguryaynta?Ma loo diiday xuquuq sababtoo ah ama ku saleysan ka badbaadida rabshadaha qoyska ama
faraxumaynta? Lagu ganaaxay wicista 9-1-1? Si ka duwan loola dhaqmo ama loo diiday adeegyada gobolka,
dawladda hoose, wakaalada guryaynta dadweynaha, ama urur kale oo laga yaabo inay lacag ka helaan HUD?
Sharax sababaha aad u aaminsantahay in takoorku dhacay, cadaymo kasta oo aad hayso oo bixi magacyada
markhaatiyada (haddii ay jiraan).

Maxaa dhacay?:

FIIRO GAAR AH: Ku sii socota bogga xiga
Waaxda Guryeynta iyo Horumarinta Magaalooyinka
ee Maraykanka ee Cadaaladda Guriyeynta iyo
Fursadaha Loo siman yahay (FHEO) HUD-903.1

Qaabka rasmiga ah ee Dowladda Mareykanka
Xakamaynta OMB #: 2529-0011
Taariikhda uu dhacayo: 9/30/25
Af-soomaaliga

Maxaa dhacay? (sii socota):

FIIRO GAAR AH: Haddii aad u baahan tahay meel bannaan, ku lifaaq bogag dheeraad ah

Waaxda Guryeynta iyo Horumarinta Magaalooyinka
ee Maraykanka ee Cadaaladda Guriyeynta iyo
Fursadaha Loo siman yahay (FHEO) HUD-903.1

Qaabka rasmiga ah ee Dowladda Mareykanka
Xakamaynta OMB #: 2529-0011
Taariikhda uu dhacayo: 9/30/25
Af-soomaaliga

MACLUUMAADKA XIRIIRKA

Sideen kula soo xiriiri karnaa?
Waxaan u baahan doonaa inaan kula soo xiriirno ka dib markaan dib u eegno macluumaadkaaga. Ma siidayn doono mid
ka mid ah macluumaadkaaga gaarka ah qofka aad u aqoonsatay inuu ku takoorayo ka hor inta aan loo sheegin cabasho
rasmi ah.

Magacaaga iyo macluumaadkaaga xiriirka
Magaca koowaad:

Magaca dambe:

Lambarka taleefanka:

Taleefanka
gacanta?

Ciwaanka iimaylka(yada):
Xiriirka la door biday:

Taleefanka

Waqtiga ugu wanagsan ee la wacayo:

Iimayl
Subaxdii

Mid
kale
Galabta

Cinwaanka wadada:
Magaalada:

Luuqadaha la door biday:
Guri ama unug:

Gobolka:

Ziibka:

Cinwaanka boostada
Cinwaanka wadada:

Guri ama unug:

Magaalada:

Gobolka:

Ziibka:

Meesha Labaad ee Xiriirka
Magaca hore:

Magaca dambe:

Lambarka taleefanka:

Cinwaanka iimaylka:

Xiriirka adiga (ikhtiyaar)
Xubin qoys ama saaxiib
Gareen
U doodaha guriyeynta cadaaladda ah ama wakiil
Kale
Waaxda Guryeynta iyo Horumarinta Magaalooyinka
ee Maraykanka ee Cadaaladda Guriyeynta iyo
Fursadaha Loo siman yahay (FHEO) HUD-903.1

Qaabka rasmiga ah ee Dowladda Mareykanka
Xakamaynta OMB #: 2529-0011
Taariikhda uu dhacayo: 9/30/25
Af-soomaaliga

TILMAAMAHA FOOMKA

Meesha laga soo diro, iimayl ahaan, ama fakis ka diri karo foomka
codsigaaga
Ku soo gudbi onlaynka ah www.hud.gov/fairhousing/fileacomplaint ama u soo dir foomka codsigaaga
xafiiska gobolka ee FHEO ee u adeega gobolka ama territoriga meesha takoorku ka dhacay. Waxaan
dib u eegi doonaa macluumaadkaaga oo aan kula soo xiriiri doonaa sida ugu dhaqsaha badan.
FHEO Region 1 (New England)
CT, ME, MA, NH, RI, VT
Boostada:
FHEO Region 1
Thomas P. O’Neill, Jr. Federal Building 10
Causeway St, Room 321
Boston, MA 02222
Iimayl: [email protected]
Faksi: Wac (617) 994-8300 si aad u hesho gargaar
FHEO Region 2 (NJ, NY, Caribbean)
NJ, NY, Puerto Rico, Virgin Islands
Boostada:
FHEO Region 2
U.S. Department of Housing and Urban Development 26
Federal Plaza, Room 3532 New York, NY 10278
Iimayl: [email protected]
Fakis: Wac (212) 542-7519 si aad u hesho gargaar

FHEO Region 6 (South/Southwest)
AR, LA, NM, OK, TX
Boostada:
FHEO Region 6
307 W. 7th Street Suite 1000 Fort
Worth, TX 76102
Iimayl: [email protected]
Fakis: Wac (817) 978-5900 si aad u hesho gargaar
FHEO Region 7 (Lower Midwest)
IA, KS, MO, NE
Boostada:
FHEO Region 7
Gateway Tower II 400 State Avenue,
Room 200 Kansas City, KS 66101
Iimayl: [email protected]
Faksi: Wac (913) 551-6958 si aad u hesho caawimo

FHEO Region 3 (Mid-Atlantic)
DE, DC, MD, PA, VA, WV
Boostada:
FHEO Region 3 The Wanamaker Building
100 Penn Square East, 12th Floor Philadelphia, PA 19107
Iimayl: [email protected]
Fakis: Wac (215) 861-7646 si aad u hesho gargaar

FHEO Region 8 (Mountain West)
CO, MT, ND, SD, UT, WY
Boostada:
FHEO Region 8
Waaxda Guryeynta iyo Horumarinta Magaalooyinka ee
Maraykanka 1670 Broadway Denver, CO 80202
Iimayl: [email protected]
Fakis: Wac (303) 672-5437 si aad u hesho gargaar

FHEO Region 4 (Southeast)
AL, FL, GA, KY, MS, NC, SC, TN
Boostada:
FHEO Region 4 Five Points Plaza 40 Marietta NW St., 16th
Floor Atlanta, GA 30303
Iimayl: [email protected]
Fakis: Wac (404) 331-5140 si aad u hesho gargaar

FHEO Region 9 (West/Territory Islands)
AZ, American Samoa, CA, Guam, HI, NV
Boostada:
FHEO Region 9 One Sansome St. Suite 1200
San Francisco, CA 94104
Iimayl: [email protected]
Fakis: Wac (415) 489-6524 wixii gargaar ah

FHEO Region 5 (Upper Midwest)
IL, IN, MI, MN, OH, WI
Boostada:
FHEO Region 5 Ralph H. Metcalfe Federal Building
77 West Jackson Boulevard, Rm. 2202 Chicago, IL 60604
Iimayl: [email protected]
Fakis: Wac (312) 913-8453 si aad u hesho gargaar

FHEO Region 10 (Northwest)
AK, ID, OR, WA
Boostada:
FHEO Region 10 Seattle Federal Office Building 900
First Avenue, Room 205 Seattle, WA 98104
Iimayl: [email protected]
Fakis: Wac (206) 220-5170 si aad u hesho gargaar

Waaxda Guryeynta iyo Horumarinta Magaalooyinka
ee Maraykanka ee Cadaaladda Guriyeynta iyo
Fursadaha Loo siman yahay (FHEO) HUD-903.1

Qaabka rasmiga ah ee Dowladda Mareykanka
Xakamaynta OMB #: 2529-0011
Taariikhda uu dhacayo: 9/30/25
Af-soomaaliga

Qoraalka Culayska Xeerka Yaraynta Shaqada
Culayska warbixinta dadweynaha ee xog ururintan ayaa lagu qiyaasay celcelis ahaan 0.75 saacadood, oo ay ku
jirto wakhtiga dib u eegista tilmaamaha, raadinta ilaha xogta jira, ururinta iyo ilaalinta xogta loo baahan yahay,
iyo dhamaystirka iyo dib u eegista ururinta macluumaadka.
U dir faallooyinka ku saabsan qiyaasta culayskan ama dhinac kasta oo kale oo ka mid ah ururintan
macluumaadka, oo ay ku jiraan soo jeedinta lagu dhimayo culayskan, Sarkaalka Maaraynta Warbixinta,
Mashruuca Dhimista Warqadaha, Xafiiska Tignoolajiyada Macluumaadka, US. Waaxda Guriyeynta iyo
Horumarinta Magaalooyinka, Washington, DC 20410-3600. Markaad bixinayso faallooyinka, fadlan tixraac
OMB Oggolaanshaha lambar 2529-0011. HUD waxaa laga yaabaa in aysan fulin oo kafaala qaadin, qofkana
loogama baahna in uu ka jawaabo, aruurinta macluumaadka ilaa ururinta ay muujiso nambar kontorool oo
sax ah.
Xog ururintan waxa looga baahan yahay ururinta macluumaadka la xidhiidha dadka ama hay'adaha
doonaya inay xereeyaan cabashooyinka takoorka guryeynta ee hoos yimaada Xeerka Housing Fair ee
1968, sida wax laga beddelay. 42 U.S.C. § 3601 iyo kuwa xiga. Macluumaadka waxaa loo isticmaali
doonaa in lagu siiyo HUD macluumaad ku filan si loola xiriiro dadka dhiban oo loogu sheego jawaabbixiyeyaasha; samee qiimaynaha ugu horeeya ee ku saabsan awooda HUD si ay u baadho eedaymaha
takoorka guryaynta ee sharci darada ah; iyo in la sameeyo baaritaanno cabasho maamul. Ma jiraan wax
dammaanad qaad ah oo sir ah oo la bixiyay ururinta macluumaadka.

Waaxda Guryeynta iyo Horumarinta Magaalooyinka
ee Maraykanka ee Cadaaladda Guriyeynta iyo
Fursadaha Loo siman yahay (FHEO) HUD-903.1

Qaabka rasmiga ah ee Dowladda Mareykanka
Xakamaynta OMB #: 2529-0011
Taariikhda uu dhacayo: 9/30/25
Af-soomaaliga


File Typeapplication/pdf
File TitleMicrosoft Word - 2022-OMB-2529-0011 Form HUD-903.1 Series--REPORT_Somali.docx
File Modified2023-02-08
File Created2022-12-26

© 2024 OMB.report | Privacy Policy