Attachment G2. Women’s Health Needs Study Questionnaire (Somali translations)
Section |
Question |
English Items |
Qayb |
Su'aal |
Maadooyinka Ingiriiska |
Screener Cover Page |
OMB notice |
Form Approved |
Jaldigga Bogga Baaraha |
Ogaysiiska OMB |
Foomka La ansixiyay |
|
|
OMB Number: |
|
|
Nambarka OMB: |
|
|
Expiration Date: |
|
|
Taariikha Dhicitaanka: |
Screener |
Survey Title |
Women's Health Needs Study |
Baaraha |
Ciwaanka Sahanka |
Daraasada Baahiyaha Caafimaad Haweenka |
|
|
|
|
|
|
Screener |
OMB Burden Statement |
Public reporting burden of this collection of information is estimated to average 1 minute per response, including the time for reviewing instructions, searching existing data sources, gathering and maintaining the data needed, and completing and reviewing the collection of information. An agency may not conduct or sponsor, and a person is not required to respond to a collection of information unless it displays a currently valid OMB control number. Send comments regarding this burden estimate or any other aspect of this collection of information, including suggestions for reducing this burden to CDC/ATSDR Reports Clearance Officer; 1600 Clifton Road NE, MS D-74, Atlanta, Georgia 30333; ATTN: PRA (0920-xxxx). |
Baaraha |
Ogaysiiska Masuuliyada e OMB |
Wargalinta dadwaynaha ee aruurinta macluumaadkaan waxaa lagu qiyaasay celcelis ahaan 1 daqiiqo jawaabtiiba, ayna kujiraan waqtiga dib u eegista lagu samaynaayo tilmaamaha, raadinta ilaha macluumaadka ee horay ujiray, aruurinta iyo ilaalinta macluumaadka loobaahanyahay, iyo dhamaystirka iyo dib umuraajacaynta aruurinta macluumaadka. Waxaa suuragal ah inaan wakaalad fulin ama maalgalin, qofkana lagama doonaayo inuu jawaab kabixiyo su'aalaha macluumaad aruurinta ilaa inay muujinayso maahee nambarka saxda ah ee an wali dhicin ee maaraynta OMB. Udir fikradaha laxariira qiyaasta cadayntaan ama waxkasta oo laxariira mawduucaan ayna kujiraan soojedinada laxariira yaraynta culayskaan una gudbi Madaxa Kalahufida Warbixinada ee CDC/ATSDR; 1600 Clifton Road NE, MS D-74, Atlanta, Georgia 30333; ATTN: PRA (0920-xxxx). |
|
|
|
|
|
|
SECTION A. SCREENER |
|
QAYBTA A. BAARAHA |
|
||
A |
Screener 1 |
Have you previously participated in the Women’s Health Needs
Study (WHNS)? Yes [END
SURVEY] |
A |
Baaraha 1 |
Horay ma uga qaybgashay Daraasada Cilmi Baarista Baahiyaha
Caafimaadka ee Haweenka (WHNS)?
Haa [DHAMAADKA SAHANKA] |
|
Screener 2 |
Which of the following languages do you speak? |
|
Baaraha 2 |
Midee ayaad kud=hadashaa luuqadaha soosocda? |
|
|
Amharic |
|
|
Amharic |
|
Screener 3 |
Which language would you prefer to use for this interview? [INTERVIEWER NOTE: IF YOU DO NOT SPEAK THE LANGUAGE PREFERRED, MAKE NOTE AND END INTERVIEW]. |
|
Baaraha 3 |
Luuqadee ayaad jeceshahay in waraysigaan aad kugasho? [OGAYSIISKA WARAYSTAHA: HADAADAN KUHADLIN LUUQADA QOFKA AAD WARAYSANAYSO UU DOORTO, QORO DALABKA OO SOOGABAGABEE WARAYSIGA]. |
|
Screener 4 |
In which country were you born? |
|
Baaraha 4 |
Wadankee ayaad kudhalatay? |
|
|
Don’t Know |
|
|
Ma aqaano |
|
Screener 5 |
Have you ever lived in any of the following countries? |
|
Screener 5 |
Waligaa makunoolayd mid kamid ah wadamada soosocda? |
|
|
Yes No |
|
|
Haa Maya |
|
|
Egypt
|
|
|
Masar |
|
Screener 6 |
In which country was your father born? |
|
Baaraha 6 |
Wadankee ayuu aabahaa kudhashay? |
|
|
Don’t Know |
|
|
Ma aqaano |
|
Screener 7 |
In which country was your mother born? |
|
Baaraha 7 |
Wadankee ayay hooyadaa kudhalatay? |
|
|
Don’t Know |
|
|
Ma aqaano |
|
Screener 8 |
Has your mother lived in any of the following countries? |
|
Baaraha 8 |
Hooyadaa makunoolayd marna mid kamid ah wadamada soosocda? |
|
|
Egypt |
|
|
Masar |
|
Screener 9 |
How old are you? |
|
Baaraha 9 |
Meeqa sano ayaad jirtaa? |
|
|
Under 18 years |
|
|
Ka yar 18 sanno |
*Other countries depending on expected population of sites
File Type | application/vnd.openxmlformats-officedocument.wordprocessingml.document |
Author | Snead, Margaret C. (CDC/ONDIEH/NCCDPHP) |
File Modified | 0000-00-00 |
File Created | 2021-01-15 |