Attachment H2. Women’s Health Needs Study Questionnaire (Somali
translations)
Section
|
Question
|
English Items
|
Somali Translation
|
Full Questionnaire
|
|
|
|
|
Cover Page
|
Public reporting burden of this collection of information is
estimated to average 45 minute per response, including the time
for reviewing instructions, searching existing data sources,
gathering and maintaining the data needed, and completing and
reviewing the collection of information. An agency may not conduct
or sponsor, and a person is not required to respond to a
collection of information unless it displays a currently valid OMB
control number. Send comments regarding this burden estimate or
any other aspect of this collection of information, including
suggestions for reducing this burden to CDC/ATSDR Reports
Clearance Officer; 1600 Clifton Road NE, MS D-74, Atlanta, Georgia
30333; ATTN: PRA (0920-xxxx).
|
Wargalinta dadwaynaha ee aruurinta macluumaadkaan waxaa lagu
qiyaasay celcelis ahaan 45 daqiiqo jawaabtiiba, ayna kujiraan
waqtiga dib u eegista lagu samaynaayo tilmaamaha, raadinta ilaha
macluumaadka ee horay ujiray, aruurinta iyo ilaalinta macluumaadka
loobaahanyahay, iyo dhamaystirka iyo dib umuraajacaynta aruurinta
macluumaadka. Waxaa suuragal ah inaan wakaalad fulin ama
maalgalin, qofkana lagama doonaayo inuu jawaab kabixiyo su'aalaha
macluumaad aruurinta ilaa inay muujinayso maahee nambarka saxda ah
ee an wali dhicin ee maaraynta OMB. Udir fikradaha laxariira
qiyaasta cadayntaan ama waxkasta oo laxariira mawduucaan ayna
kujiraan soojedinada laxariira yaraynta culayskaan una gudbi
Madaxa Kalahufida Warbixinada ee CDC/ATSDR; 1600 Clifton Road NE,
MS D-74, Atlanta, Georgia 30333; ATTN: PRA (0920-xxxx).
|
|
OMB notice
|
Form Approved
|
Foomka La ansixiyay
|
|
|
OMB Number:
|
Nambarka OMB:
|
|
|
Expiration Date:
|
Taariikha Dhicitaanka:
|
|
Survey Title
|
Women's Health Needs Study
|
Daraasada Baahiyaha Caafimaad Haweenka
|
|
|
|
|
SECTION B. BACKGROUND CHARACTERISTICS
|
|
|
|
|
Intro
|
Interview Start Time
Hour
Minute
|
Waqtiga Bilowga Wareysiga
Saac
Daqiiqad
|
|
Intro
|
Now we can begin. I am going to start by asking you some basic
questions about your background. Your answers will not be shared
with anyone outside of the research team.
|
Hadda waan bilaabi karnaa. Waxaan doonayaa inaan ku bilaabo anoo
kuwaydinaaya su'aalo dhawr ah oo ku saabsan taariikh
noolaleedkaaga. Jawaabahaaga lalama wadaagi doono cid ka baxsan
kooxda cilmi-baarista.
|
|
Q1
|
What language do you speak most often at home?
|
Luuqadee ayaad si fiican ugu hadashaa?
|
|
Q2
|
What language(s) do you speak most often with your closest
friends? [INTERVIEWER NOTE: Allow for two languages to be given]
|
Luuqadahee ayaad kuhadashaa inta badan markaad lahadlayso
saaxiibadaada kuudhaw? [OGAYSIISKA WARAYSTAHA: U ogoloow in qofku
laba luuqadood sheego]
|
|
Q3
|
In what country does your mother live now?
|
Wadankee ayay hooyadaa hadda kunooshahay?
|
|
|
• Mother passed away [GO TO Q5]
• Don’t Know
[GO TO Q5]
• Prefer not to answer [GO TO Q5]
|
• Hooyo waa dhimatay [UGUDUB SU'AASHA 5]
• Ma
aqaano [UGUDUB SU'AASHA 5)
• Madoonaayo inaan kajawaabo
[UGUDUB SU'AASHA 5]
|
|
Q4
|
How often do you speak with your mother?
|
Intee jeer ayaad lahadashaa hooyadaa?
|
|
|
• Daily
• 2-3 times a week
• Once a
week
• Once/twice a month
• Less than once a
month
• Never
• Don’t Know
•
Prefer not to answer
|
• Markasta
• 2-3 jeer asbuucii
• Halmar
asbuucii
• Halmar/labo jeer bishii
• Waxkayar
halmar bishii
• Marna
• Ma aqaano
•
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q5
|
How many times have you traveled to each of the following
countries? [ENTER 0 IF RESPONDENT HAS NEVER TRAVELED TO COUNTRY]
|
Immisa jeer/mar ayaad u safartey mid kasta oo kamid ah wadamada
soosocda?
|
|
|
• Burkina Faso
• Egypt
• Eritrea
•
Ethiopia
• Gambia
• Guinea
• Mali
•
Mauritania
• Sierra Leone
• Somalia
•
Sudan
|
• Burkina Faaso
• Masar
• Eretereeya
•
Itoobiya
• Gaambiya
• Gini
• Maali
•
Moriteniyaa
• Siira leyon
• Soomaaliya
•
Sudaan
|
|
Q6
|
How long ago did you move to the United States? [INTERVIEWER NOTE:
Select best option based on answer for the most recent time]
|
Mudo intee la eg kahor bay ahayd markaad usoo guurtay mareeykanka?
[QORAALKA WAREEYSI QAADAHA: Dooro xulashada ugu fiican taas oo ku
salayysan jawaabtii ugu dambeesay]
|
|
|
• Within the last year
• 1-5 years ago
•
6-10 years ago
• Over 10 years ago
• Born in
the U.S. [GO TO SECTION C]
• Don't Know
•
Prefer not to answer
|
• Sanadkii la soo dhaafay gu dahiisa
• 1-5 sano
kahor
• 6-10 sano kahor
• Kahor in ka badan 10
sano
• Ku dhashay Mareykanka [U GUDUB QEYBTA C]
•
Ma aqaano
• Ma rabo inaan ka jawaabo
|
|
Q7
|
How old were you when you moved to the United States?
|
Meeqo sano ayaad jirtay markii aad u soo guurtay Mareykanka?
|
|
|
• 0-6 years old
• 7-12 years old
• 13-17
years old
• 18 years or older
• Don't Know
•
Prefer not to answer
|
• 0-6 sano jir
• 7-12 sano jir
• 13-17
sano jir
• 18 sano ama ka weyn
• Ma aqaano
•
Ma rabo inaan ka jawaabo
|
SECTION C. MARRIAGE AND HOUSEHOLD
|
|
|
|
Intro
|
|
Next, I am going to ask you questions about your marital status
and living arrangements.
|
Qodobka xigga, waxaan doonayaa inaan wax kaawaydiiyo gurkaaga iyo
qaabkaad unooshahay.
|
|
Q8
|
Including yourself, how many people live in your household now?
Please count children and elders. Do NOT count people staying in
the home for less than one month.
|
Adoo naftaada kabilaabaaya, meeqa qof ayaa kunool gurigaaga hadda?
Fadlan tiri caruurta iyo dadka waawayn. Dadka kusoo booqda tirada
hakudarin. Qof kusoobooqda waa qof gurigaaga jooga waxkayar muddo
bil ah.
|
|
|
• Don’t Know
• Prefer not to answer
|
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q9
|
Which of the following describes your current marital status? Are
you married, living with a partner, widowed, divorced, separated,
or have you never been married?
|
Midkee kamid ah qodobada soosocda ayaa qeexaaya xaaladaada guurka?
Mawaxaad tahay qof xaas leh, lamaane lanool, xaaskii
kadhintay/dhimatay, garoob ah/xaaskii ay isfureen, kalatageen, ama
waligaaba maadan guursan?
|
|
|
• Married
• Widowed
• Divorced
•
Separated
• Not married, but living with
a partner
• Never married/lived with partner [GO TO Q14]
• Prefer not to answer [GO TO Q14]
|
• Guursaday
• Xaaskii wuu dhintay
• Waa
isfurnay
• Waa kalatagnay
• Maguursan, waxaan lanoolahay
lamaane
• Waligay maguursan (UGUDUB SU'AASHA 14)
•
Madoonaayo inaan kajawaabo [UGUDUB SU'AASHA 14]
|
|
Q10
|
How old were you when you first got married or started living with
a partner?
|
Meeqo sano jir ayaad ahayd markii koobaad ee aad guursatay?
|
|
|
• Under 18 years
• 18-24 years
• 25-29
years
• 30-39 years
• 40-49 years
•
Over 49 years
• Don’t Know
• Prefer not
to answer
|
• Ka yar 18 sanno
• 18-24 sano kahor
•
25-29 sano kahor
• 30-39 sano kahor
• 40-49
sano kahor
• Ka badan 49 sanno
• Ma aqaano
•
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q11
|
How old was your husband/partner when you first got married or
started living together?
|
Immisa sano ayuu jiray ninkaaga / lammaanahaaga markii ugu
horeysay ee aad guursatay?
|
|
|
• Under 18 years
• 18-24 years
• 25-29
years
• 30-39 years
• 40-49 years
•
Over 49 years
• Don’t Know
• Prefer not
to answer
|
• Ka yar 18 sanno
• 18-24 sano kahor
•
25-29 sano kahor
• 30-39 sano kahor
• 40-49
sano kahor
• Ka badan 49 sanno
• Ma aqaano
•
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q12
|
In what country did your first marriage/partnership take place?
|
Wadankee ayaad marka koobaad kuguursatay?
|
|
Q13
|
In what country was your husband/partner born?
|
Waddankee ayuu ninkaaga / lammaanahaagu ku dhashay?
|
|
|
|
|
SECTION D. COMMUNITY ACTIVITIES
|
|
|
|
Intro
|
|
I am now going to ask you some questions about your participation
in community activities such as neighborhood organizations or
groups.
|
Hadda waxaan rabaa inaan dhawr su'alood kaawaydiiyo kaqaybgalkaaga
hawlaha bulshada sida ururada ama kooxaha xaafadaada kajira.
|
|
Q14
|
Are you a member of any club, association, or religious
organization for people from your family's home country or
ethnic/cultural background?
|
Adigu xubin miyaad ka tahay naadi, urur, ama urur diimeed oo loogu
talagalay dadka ka soo jeeda dalka qoyskaaga ama asal ahaan
qowmiyada/jinsiyada aad ka soo jeedo?
|
|
|
• Yes
• No
• Not sure
• Prefer
not to answer
|
• Haa
• Maya
• Mahubo
•
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q15
|
When you invite people to your home, are they…
|
Markaad dad ku martiqaadeyso gurigaaga, ma yihiin…
|
|
|
• Mostly people from my home country or
ethnic/cultural background
• Mostly people NOT from
my home country or ethnic/cultural background
• A mix of
people from AND not from my home country or ethnic/cultural
background
• I never invite people to my home
•
Prefer not to answer
|
• Badanaa dadka ka soo jeeda dalkayga hooyo ama
qowmiyad/ dhaqanka asal ahaan
• Badanaa dadka aan
kasoo jeedin dalkayga hooyo ama qowmiyad / dhaqanka asal
ahaan
• Dad isku dhafan oo ka imanaya iyo kuwo aan ka
imanaynin waddankayga ama qowmiyadeed / dhaqameed asal ahaan
•
Waligeey dadka kuma casuumo gurigeyga
• Ma rabo inaan ka
jawaabo
|
|
Q16
|
Have you done any work outside of the home for pay in the past 30
days?
|
Waligaa shaqo makaqabatay meelkabaxsan gurigaaga taasoo aad
mushaar kuhelayso 30 kii maalmood ee ugu danbeeyay?
|
|
|
• Yes
• No
• Don't Know
•
Prefer not to answer
|
• Haa
• Maya
• Ma aqaano
•
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
|
|
|
SECTION E. HEALTH-SEEKING BEHAVIOR AND PROVIDER EXPERIENCE
|
|
|
|
|
|
Now I am going to ask you some questions about your overall health
and experiences with health care, services, and providers.
|
Hadda waxaan rabaa inaan wax kaawaydiiyo caadfimaadkaaga guud iyo
khibradaha aad kala kulantay daryeelka caafimaadka, adeegyada, iyo
adeeg bixiyaasha.
|
|
Q17
|
In general, how would you describe your health? Is it excellent,
very good, good, fair, or poor?
|
Si guud, sidee ayaad kuqeexi lahayd caafimaadkaaga? Caafimaadkagu
mataambaa, aad miyu ufiicanyahay, wuu roonyahay, dhexdhexaad, mise
wuu liitaa?
|
|
|
• Excellent
• Very good
• Good
•
Fair
• Poor
• Not sure
• Prefer not
to answer
|
• Waa taam
• Aad buu ufiicanyahay
• Waa
ronyahay
• Waa dhexdhexaad
• Waa liitaa
•
Mahubo
• Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q18
|
How many times have you gone to a clinic or hospital for health
care for yourself in the past 12 months?
|
Meeqa jeer ayaad xarun caafimaad ama isbitaal aaday si daryeel
caafimaad laguusiiyo 12 kii bilood ee lasoodhaafay?
|
|
|
• Not at all
• Once
• Twice
•
3-5 times
• More than 5 times
• Don’t
Know
• Prefer not to answer
|
• Marnaba ma aadin
• Halmar
• Labo jeer
•
3-5 jeer
• Wax kabadan 5 jeer
• Ma aqaano
•
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q19
|
When visiting your healthcare provider, would you like to have
someone present to interpret?
|
Markii aad booqanayso adeeg-bixiyahaaga daryeelka caafimaad,
miyaad jeceshahay inuu joogo qof kuu tarjuma?
|
|
|
• Yes
• No [GO TO Q22]
• Do not have a
healthcare provider [GO TO Q22]
• Don't Know [GO TO
Q22]
• Prefer not to answer [GO TO Q22]
|
• Haa
• Maya [UGUDUB SU'AASHA 22]
• Aan
haysan adeeg-bixiye daryeel caafimaad ah [UGUDUB SU'AASHA 22]
•
Ma aqaano [UGUDUB SU'AASHA 22]
• Ma rabo inaan ka
jawaabo [UGUDUB SU'AASHA 22]
|
|
Q20
|
During your last visit, was an interpreter offered to you?
|
Intii lagujiray booqashadaadii ugu danbaysay, turjumaan majoogay?
|
|
|
• Yes
• No
• Don't Know
•
Prefer not to answer
|
• Haa
• Maya
• Ma aqaano
•
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q21
|
Who usually serves as an interpreter for you?
|
Qofkee ayaa intabadan wax kuufasira?
|
|
|
• My health provider
• Professional interpreter
•
A staff person
• A female friend or relative
•
My husband/partner, or other male relative
• Other,
please specify:
• Prefer not to answer
|
• Adeeg bixiyahay caafimaadka
• Turjumaan xirfad
uleh
• Qof shaqaale ah
• Saaxiib ama qof ehel
ah
• Ninkayga / lammaanahayga, ama nin kale oo qaraabada
ah
• Midkale, fadlan sheeg:
• Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q22
|
Are you currently covered by any of the following types of health
insurance?
|
Waqti xaadirkaan caafimaadkaaga madaboolaa mid kamid ah noocyadaan
soosocda ee caymiska caafimaadka?
|
|
|
• A plan purchased through an employer or union (includes
plans purchased through another person’s employer)
•
A plan that you or a family member buys on their own
•
Medicaid or other state or federal program
• Some other
source, please specify:
• I do not currently have
health insurance
• Don't Know
• Prefer not to answer
|
• Qorshe aad iibsatay adoo kaashanaaya qofka aad ushaqayso
ama urur midow ah (ayna kujiraan qorshayasha lagu iibsaday
shirkada u qofkale ushaqeeyo)
• Qorshe caafimaad oo
adigga am xubin kamid ah qoyskaagu iskiis u iibsaday
•
Medicaid ama barnaamij kale oo heer gobal ama federal ah
•
Ilo kale oo caymis, fadlan sheeg:
• Waqti xadirkaan malihi wax
caymis caafimaad ah
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q23
|
During the past 12 months, was there any time when you needed
medical care but didn't get it because you couldn't afford it?
|
Intii lagu jiray 12 bilood ee lasoo dhaafay, majiray xili aad
ubaahatay daryeel caafimaad laakiin aad wayday sabab laxariirta
inaadan qarashkeeda iskabixin karin?
|
|
|
• Yes
• No
• Don't Know
•
Prefer not to answer
|
• Haa
• Maya
• Ma aqaano
•
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
|
|
|
SECTION F. WOMEN’S HEALTH AND PREGNANCY OUTCOMES
|
|
|
|
|
|
I am now going to ask you questions about family planning and your
sexual health.
|
Hadda waxaan doonayaa inaan wax kaawaydiiyo qorshahaaga qoyska iyo
caafimaadkaaga galmada.
|
|
Q24
|
Have you ever used any contraceptives or birth control
methods to avoid or delay getting pregnant?
|
Weligaa ma isticmaashay wax ka hortag ah ama hababka
xakameynta dhalmada si aad uga fogaato ama aad u daahiso uurka?
|
|
|
• Yes
• No [GO TO Q26]
• Don't Know [GO
TO Q26]
• Prefer not to answer [GO TO Q26]
|
• Haa
• Maya [UGUDUB SU'AASHA 26]
• Ma
aqaano [UGUDUB SU'AASHA 26]
• Madoonaayo inaan kajawaabo
[UGUDUB SU'AASHA 26]
|
|
Q25
|
Which method(s) have you ever used? Have you used this method in
the past 30 days?
|
Habkee (yadee) ayaad waligaa isticmaashay? Habkaan ma isticmaashay
30kii maalmood ee lasoo dhaafay?
|
|
|
Ever Used?
|
Waligaa ma isticmaashay?
|
|
|
Used in past 30 days?
|
Ma isticmaashay 30 maalmood ee ugu danbaysay?
|
|
|
Female sterilization (tubes tied)
|
Minxirka haweenta (tubada minka oo laxiro)
|
|
|
Male sterilization
|
Shahwo xirida ninka
|
|
|
Contraceptive implant (Nexplanon, Jadelle, Sino, Implant,
Implanon)
|
Qalabka jirka lagasho ee dhalmada joojiya (Nexplanon, Jadelle,
Sino, Implant, Implanon)
|
|
|
IUD (for example, Paragard, Mirena, Skyla, Liletta)
|
IUD (tusaale, Paragard, Mirena, Skyla, Liletta)
|
|
|
Shots/Injections (for example, Depo-Provera)
|
Iskudirada/Cirbadaha (tusaale, Depo-Provera)
|
|
|
Birth control pills (daily pills, any kind)
|
Kaniiniyada dhalmada joojiya (kaniiniyada maalinkasta laqaato,
noocay noqdaanba)
|
|
|
Contraceptive patch (Ortho Evra, Xulane)
|
Daawada lagaliyo ugxan mareenka (Ortho Evra, Xulane)
|
|
|
Contraceptive ring (NuvaRing)
|
Badhanka dhalmada xiriga (NuvaRing)
|
|
|
Male condoms
|
Cinjirka galmada ee ragga
|
|
|
Diaphragm
|
Caloosha
|
|
|
Female condoms
|
Cinjirka galmada ee dumarka
|
|
|
Foam, jelly, or cream
|
Ubur, jeel, ama kareen
|
|
|
Emergency contraception (morning after pill)
|
Daawada dhalmojoojinta xaalada degdega ah (subixii lacuno
kaniiniga lacuno)
|
|
|
Not having sex at certain times (rhythm or natural family
planning)
|
Inaadan waqtiyo gaar ah galmo galin ((rhythm ama xakamaynta
dhalmada ee dabiiciga ah)
|
|
|
Withdrawal (pulling out)
|
Biyaha ninka oo banaanka loosaaro (ninka oo guska kalabaxa
haweenka intuusan biyo bixin)
|
|
|
Other, please specify:
|
Midkale, fadlan sheeg:
|
|
Q26
|
In the past 12 months, have you had trouble getting the
contraceptives or birth control methods you wanted?
|
12-kii bilood ee la soo dhaafay, dhib maad ku qabtay helitaanka ka
hortaga uurka ama habka xakamaynta dhalmada ee aad doonaysay?
|
|
|
• Yes
• No
• I did not need a birth
control method
• Don’t Know
• Prefer
not to answer
|
• Haa
• Maya
• Uma baahan nooc dhalmo
joojin ah
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan
kajawaabo
|
|
Q27
|
When was your last pelvic exam and/or pap smear?
|
Goormay ahayd markii udanbaysay ee baaritaanka sinaha lagaa qaaday
iyo/ama baaritaanka kaankarada xubinta taranka haweenta?
|
|
|
• Within past year
• 2-3 years ago
• 3 to
5 years ago
• More than 5 years ago
• Never
•
Don’t Know
• Prefer not to answer
|
• Intii lagu jiray sanadkii lasoo dhaafay
• 2-3
sano kahor
• 3 ilaa 5 sano kahor
• Waxkabadan
5 sano kahor
• Marna
• Ma aqaano
•
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q28
|
How old were you when you had sexual intercourse for the first
time?
[READ IF NECESSARY: Do not count oral sex, anal sex,
heavy petting, or other forms of sexual activity that do not
involve vaginal penetration. Do not count sex with a female
partner].
|
Meeqo sano jir ayaad ahayd markii koobaad ee aad qof
iskugalmootaan?
[AKHRI HADDAY MUHIIM TAHAY: Hakudarin
galmada afka, dabada, istiiminta, iyo noocyada kale ee galmada ee
aan guska siilka lagalinayn. Hakudarin galmada dhexmara labada
haween ah].
|
|
|
• Under 18 years
• 18-24
• 25-29 years
•
30-39 years
• 40-49 years
• Over 49 years
•
Never had sexual intercourse
[GO TO Q37]
• Prefer
not to answer
|
• Ka yar 18 sanno
• 18 illaa 24
• 25-29
sano kahor
• 30-39 sano kahor
• 40-49 sano
kahor
• Ka badan 49 sanno
• Marna qof uma
galmoon
[UGUDUB 40]
• Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
|
|
|
SECTION G. WOMEN’S HEALTH AND PREGNANCY OUTCOMES
|
|
|
|
|
Intro
|
To finish up our questions about health and health care, we have a
few questions for you about pregnancy and prenatal care. Prenatal
care is when you get checkups from a doctor, nurse, or midwife
while you are pregnant.
|
Si aan udhamaystirno su'aalaheena ku saabsan caafimaadka iyo
daryeelka caafimaadka, waxaan rabnaa inaan dhawr su'aalood kaa
wayndiino uurka iyo daryeelka ka horreeya dhalmaada. Daryeelka ka
horreeya dhalmada waa marka aad baaritaan ka hesho dhakhtar,
kalkaaliye caafimaad ama umuliso inta aad uurka leedahay.
|
|
Q29
|
Are you pregnant now?
|
Uur maleedahay?
|
|
|
• Yes
• No [GO TO Q31]
• Don’t Know
[GO TO Q31]
• Prefer not to answer [GO TO Q31]
|
• Haa
• Maya [UGUDUB SU'AASHA 31]
• Ma
aqaano [UGUDUB SU'AASHA 31]
• Madoonaayo inaan kajawaabo
[UGUDUB SU'AASHA 31]
|
|
Q30
|
Have you had prenatal care for this pregnancy?
|
Daryeelka hooyada ma uheshay uurkaan?
|
|
|
• Yes
• No
• Prefer not to answer
|
• Haa
• Maya
• Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
|
Now we have some questions about your children.
|
Hadda waxaan dhawr su'aalood kaawaydiinaynaa caruurtaada?
|
|
Q31
|
How many children have you given birth to that were born alive?
|
Meeqa caruur ah ayaad dhashay oo nolol kudhashay?
|
|
|
Now I will ask a few questions about each child you had beginning
with the oldest one.
|
Hadda waxaan dhawr su'aalood kaawaydiinayaa cunug kasta ood
dhashay laga bilaabo kan ugu wayn.
|
|
|
Child
|
Canug
|
|
|
1
2
3
4
5
6
7
8
9
10
11
12
13
14
15
|
1
2
3
4
5
6
7
8
9
10
11
12
13
14
15
|
|
Q32
|
In what month and year was this child born?
|
Bishee ama sanadkee ayuu cunugaan dhashay?
|
|
|
Month:
Year:
Prefer not to answer
|
Bisha:
Sanadka:
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q33
|
Is this child still alive?
|
Cunugaan wali manoolyahay?
|
|
|
Yes
No
Prefer not to answer
|
Haa
Maya
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q34
|
Was this child born in the U.S.?
|
Cunugaan ma wuxuu kudhashay Maraykanka?
|
|
|
Yes
No
Prefer not to answer
|
Haa
Maya
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q35
|
How many weeks (or months) pregnant were you at the time of your
first prenatal care visit?
|
Meeqa asbuuc (ama bilood) ayaad uurka lahayd markii koobaad ee
tagto xarunta daryeelka hooyooyinka?
|
|
|
Weeks
Months
No Prenatal Care
Don’t
Know
Prefer not to answer
|
Abuuc
Bilood
Mahelin Daryeelka Hooyada
Ma
aqaano
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q36
|
Was this baby delivered by caesarean section (c-section)?
|
Ilmahan ma lagu dhaley qalliinka dhalmada (qalliinka dhalmada) ?
|
|
|
Yes
No
Prefer not to answer
|
Haa
Maya
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
|
|
|
SECTION H. FGM/C
|
|
|
|
Intro
|
|
In a number of countries, there is a practice called circumcision
in which a girl or young woman may have part of her genitals cut.
Now I would like to ask you some questions about your knowledge
and experiences with female circumcision.
|
Wadamo dhawr ah, waxaa kajira dhaqan layiraahdo gudniin kaasoo
gabadha ama haweenayda da'yarta ah looga jaro qaar kamid ah
xubnaheeda taranka. Hadda waxaan rabaa inaan wax kaawaydiiyo
aqoonta aad uleedahay iyo khibradaha kaasoo maray gudniinka
gabdhaha.
|
|
Q37
|
Do you come from a family that has practiced the tradition of
female circumcision?
|
Mawaxaad kasoo jeedaa qoys kudhaqma caadada gudniinka gabdhaha?
|
|
|
• Yes
• No
• Don’t Know
•
Prefer not to answer
|
• Haa
• Maya
• Ma aqaano
•
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q38
|
Does your husband/partner come from a family that has practiced
the tradition of female circumcision?
|
Ninkaaga/lammaanahaaga ma wuxuu ka yimid qoys ku dhaqma gudniinka
dumarka?
|
|
|
• Yes
• No
• Do not have
husband/partner
• Don't Know
• Prefer not to
answer
|
• Haa
• Maya
• Aan lahayn nin /
lammaane
• Ma aqaano
• Ma rabo inaan ka
jawaabo
|
|
Q39
|
Have you ever been circumcised?
|
Waligaa malagu guday?
|
|
|
• Yes
• No [GO TO Q50]
• Don’t Know
[GO TO Q50]
• Prefer not to answer [GO TO Q50]
|
• Haa
• Maya [UGUDUB SU'AASHA 50]
• Ma
aqaano [UGUDUB SU'AASHA 50]
• Madoonaayo inaan
kajawaabo [UGUDUB SU'AASHA 50]
|
|
Q40
|
How old were you when first circumcised?
|
Meeqo sano jir ayaad ahayd markii koobaad ee lagu guday?
|
|
|
• Less than 1 year old
• 1-4 years old
•
5-9 years old
• 10-14 years old
• 15-19 years
old
• More than 19 years old
• Too young to remember
• Don’t Know
•
Prefer not to answer
|
• Ka yar 1 sanno jir
• 1-4 sano kahor
•
5-9 sano kahor
• 10-14 sano kahor
• 15-19 sano
kahor
• Wax kabadan 19 jeer
• Aad baan u yeraa mana xanuusan karo
• Ma
aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q41
|
Now I would like to ask you some more questions about your
circumcision. Was any flesh removed from the genital area?
|
Hadda waxaan rabaa inaan dhawr su'aalood oo dheeri ah kaawaydiiyo
gudniinkaaga. Majiraa jir lagaa jaray aaga taranka?
|
|
|
• Yes [GO TO Q43]
• No
• Don’t
Know
• Prefer not to answer
|
• Haa [UGUDUB SU'AASHA 43]
• Maya
• Ma
aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q42
|
Was the genital area nicked without removing any flesh?
|
Aaga taranka miyaa lagaa tolay ayadoon cad lagaa jarin?
|
|
|
• Yes
• No
• Don’t Know
•
Prefer not to answer
|
• Haa
• Maya
• Ma aqaano
•
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q43
|
Was your genital area sewn closed?
|
Xubintaada taran tolmo miyaa lagu xiray?
|
|
|
• Yes
• No
• Don’t Know
•
Prefer not to answer
|
• Haa
• Maya
• Ma aqaano
•
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q44
|
What kind of circumcision do you have?
|
Gudniin noocee ah ayaa lagu guday?
|
|
|
• Type 1
• Type 2
• Type 3
•
Don't Know
• Prefer not to answer
|
• Nooca 1
• Nooca 2
• Nooca 3
•
Ma aqaano
• Ma rabo inaan ka jawaabo
|
|
Q45
|
Have you ever had any problems related to your circumcision?
|
Waligaa makusoo wajahee wax dhibaatooyin caafimaad ah oo laxariira
gudniinkaaga
|
|
|
• Yes
• No [GO TO Q47]
• Don’t Know
[GO TO Q47]
• Prefer not to answer [GO TO Q47]
|
• Haa
Maya [UGUDUB SU'AASHA 47]
• Ma aqaano
[UGUDUB SU'AASHA 47]
• Madoonaayo inaan kajawaabo
[UGUDUB SU'AASHA 47]
|
|
Q46
|
Please describe what problems occurred. [INTERVIEWER NOTE: DO NOT
READ RESPONSES OUT LOUD. SELECT ALL OPTIONS RESPONDENT MENTIONS OR
SELECT OTHER AND WRITE IN OPEN ENDED BOX].
|
Fadlan sheeg nooca dhibaatooyinka caafimaad ee kugu dhacay.
[QORAALKA WAREEYSI QAADAHA: JAWAABAHA COD DHEER HAKU AKHRIN.
DOORO DHAMAAN XULASHOOYINKA JAWAAB-BIXIYUHU UU SHEEGO AMA DOORO
WAX KALE KADIBNA SHARAXADA KU QOR SANDUUQA BANAAN].
|
|
|
• Difficulty passing menstrual blood • Difficulty
passing urine
• Pain with urination
• Recurrent Urinary Tract
Infections
• Pain with sex
• Bleeding with sex
• Emergency C-section
• Postpartum Hemorrhage
• Extensive vaginal tears from
childbirth
• Other, please specify:
_____________________________
• Don’t Know
• Prefer not to answer
|
• Dhibaato kaaqabsata marinka dhiiga caadada
• Kaadida oo kugu dhagta
• Kaadida oo kugu dhagta
• Infakshanada kaadi Mareenka
oo soo Noqnoqda
• Xanuun xiliga Galmada
• Dhiigbax xiliga galmada
• Qaliinka Umulinta
•Dhiig baxa Dhalmada
•Dilaac wayn oo xubinta taranka
ah sabab laxariirta dhalmada
• Midkale, fadlan sheeg:
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q47
|
Would you feel comfortable talking about your circumcision with a
health care provider?
|
Makuqanacsantahay inaad kalahadasho arimaha gudniinkaaga
dhakhtarka caafimaadka?
|
|
|
• Yes
• No
• Don’t Know
•
Prefer not to answer
|
• Haa
• Maya
• Ma aqaano
•
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q48
|
Have you ever talked with a health care provider about your
circumcision?
|
Waligaa makala hadashay dhakhtarka wax kusaabsan gudniinkaaga?
|
|
|
• Yes
• No [GO TO Q50]
• Don’t Know
[GO TO Q50]
• Prefer not to answer [GO TO Q50]
|
• Haa
• Maya [UGUDUB SU'AASHA 50]
• Ma
aqaano [UGUDUB SU'AASHA 50]
• Madoonaayo inaan kajawaabo
[UGUDUB SU'AASHA 50]
|
|
Q49
|
Who started the conversation about your circumcision, you or the
health care provider?
|
Yaa bilaabay kahadalka gudniinkaaga, adiga ama dhakhtarka?
|
|
|
• You
• The health care provider
• Don’t
Know
• Prefer not to answer
|
• Adiga
• Daryeel bixiyahaaga caafimaadka
•
Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
|
Have you ever experienced any of these health issues or
conditions?
|
Weligaa miyaad la kulantay mid ka mid ah ciladaha ama xaaladahaan
caafimaad?
|
|
|
Is this an ongoing problem?
• Yes
• No
• Don’t Know
|
Tani ma dhibaato joogto ah baa?
• Haa
• Maya
• Ma aqaano
|
|
|
Did you seek professional health care for this?
• Yes
• No
•
Not treatable by a doctor
• Don’t know
|
Xanuunadaan dhakhtar cafimaad oo khibrad uleh ma ulatagtay?
• Haa
• Maya
•
Dhakhtar madaawayn karo
• Ma aqaano
|
|
|
Were you satisfied with how the problem was addressed?
• Yes
• No
• Don’t Know
|
Makuqanacday sida xanuunkaaga loo maareeyay?
• Haa
• Maya
• Ma aqaano
|
|
Q50
|
Have you ever had. . .?
|
Waligaa makuqabsaday xaalada..?
|
|
a.
|
Difficulty passing menstrual blood
|
Dhibaato kaaqabsata marinka dhiiga caadada
|
|
b.
|
Difficulty passing urine
|
Kaadida oo kugu dhagta
|
|
c.
|
Pain with urination
|
Kaadida oo kugu dhagta
|
|
d.
|
Recurrent Urinary Tract Infections
|
Infakshanada kaadi Mareenka oo soo Noqnoqda
|
|
Q51
|
Have you ever. . .?
|
Waligaa makuqabsaday xaalada..?
|
|
a.
|
Felt sad for many weeks at a time
|
Murug kuqabsata asbuucyo badan
|
|
Q52
|
Have you ever had. . .?
|
Waligaa makuqabsaday xaalada..?
|
|
a.
|
Pain with sex
|
Xanuun xilliga galmada
|
|
b.
|
Bleeding with sex
|
Dhiigbax xilliga galmada
|
|
Q53
|
Have you ever had. . .?
|
Waligaa makuqabsaday xaalada..?
|
|
a.
|
Emergency C-section
|
Qaliinka Umulinta
|
|
b.
|
Postpartum hemorrhage
|
Dhiig baxa Dhalmada
|
|
c.
|
Extensive vaginal tears from childbirth
|
Dilaac wayn oo xubinta taranka ah sabab laxariirta dhalmada
|
|
|
|
|
SECTION I. FGC BELIEFS
|
|
|
|
|
|
I am now going to ask you some questions about your beliefs and
opinions about female circumcision.
|
Hadda waxaan rabaa inaan dhawr su'alood kaawaydiiyo fikradaha iyo
waxyaabaha aad ka aaminsatahay gudniinka gabdhaha.
|
|
Q54
|
Which of the following best describes your views about female
circumcision? Would you say…
|
Midkee kamid ah qodobada soosocda ayaa sifiican uqeexaaya fikirka
aad kaqabto gudniinka gabdhaha? Waxaan oroan lahaa...
|
|
|
• It should be stopped
• It should continue as is
• Depends on the family
• I have mixed feelings about
it
• Other, please specify:
• Don’t Know
• Prefer not to answer
|
• Waa in lajoojiyaa
• Waa in siday tahay loosii
wadaa
• Waxay kuxirantahay qoyska
• Waxaan kaqabaa fikrado
kaladuwan
• Midkale, fadlan sheeg:
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q55
|
Has your opinion about female circumcision changed in any way
since you moved to the U.S.?
|
Fikirka aad kaqabto gudniinka gabadhuhu ma isbadalay sinaba ilaa
intaad Maraykanka usoo guurtay?
|
|
|
• Yes
• No [GO TO 57]
• Not applicable, born in the U.S. [GO TO 57]
•
Not applicable, did not have opinion before moving to U.S. [GO TO
57]
• Don’t Know [GO TO 57]
• Prefer not
to answer [GO TO 57]
|
• Haa
• Maya [UGUDUB SU'AASHA 57]
• Ma khusayso, ku dhashay Maraykanka [UGUDUB SU'AASHA
57]
• Ima qusayso, wax fikir ah kama qabin kahor
intaanan Maraykanka usoo guurin (UGDUB SU'AASHA 57)
• Ma
aqaano [UGUDUB SU'AASHA 57]
•Madoonaayo inaan kajawaabo
[UGUDUB SU'AASHA 57]
|
|
Q56
|
How has your opinion changed? Would you say your opinion is…
|
Maxaa iskabadalayy fikradaada? Ma dhihi lahayd fikradaada ayaa ah…
|
|
|
• More accepting of female circumcision
• Less
accepting of female circumcision
• Don’t Know
•
Prefer not to answer
|
• Uu aad uwaafaqsanyahay gudniinka gabdhaha
• Uusan inbadan waafaqsanayn
gudniinka gabdhaha
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q57
|
Do you believe that female circumcision is required by your
religion?
|
Ma aaminsantahay in guurka gabdhaha ay tahay arin diiniyan
loobaahanyahay?
|
|
|
• Yes
• No
• No Religion
•
Don’t Know
• Prefer not to answer
|
• Haa
• Maya
• Diin Ma aaminsani
•
Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q58
|
In your opinion, can female circumcision cause any health problems
for women later on (for example during pregnancy and delivery)?
|
Fikirkaaga ahaan, gudniinka gabdhuhu makeenaa wax dhibaatooyin
caafimaad oo kudhaca haweenka mustaqbalka danbe (tusaale markay
uurka leeyihiin iyo markay dhalayaan)?
|
|
|
• Yes
• No
• Don’t Know
•
Prefer not to answer
|
• Haa
• Maya
• Ma aqaano
•
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q59
|
What are your husband/partner's views about female circumcision?
Do you think he would say…
|
Waa maxay aragtida ninkaaga / lammaanahaagu ee ku aadan gudniinka
dumarka? Ma u malaynaysaa inay dhahayaan…
|
|
|
• It should be stopped
• It should continue as is
• Depends on the family
• He has mixed feelings about
it
• Other, please specify:
• Do not have husband/partner
• Don’t Know
• Prefer not to answer
|
• Waa in lajoojiyaa
• Waa in siday tahay loosii
wadaa
• Waxay kuxirantahay qoyska
• Waxaan kaqabaa fikrado
kaladuwan
• Aan lahayn nin / lammaane
• Midkale, fadlan sheeg:
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo
|
SECTION J. EDUCATION
|
|
|
|
|
Q60
|
What is the highest level of schooling you have completed?
|
Waa maxay heerka ugu sareeya ee aad waxbarashada lagaartay?
|
|
|
• No formal school [END OF SURVEY]
• Less than a
high school diploma
• High school diploma or GED
•
Some college credit, no degree
• Associate’s
degree (for example: AA, AS)
• Bachelor’s degree
or higher (for example: BA, BS, MA, MS, MD, PhD, etc)
•
Don’t Know
• Prefer not to answer
|
• Ma akhrisan dugsi caadi ah [DHAMAADKA SAHANKA]
•
Wax kahooseeya shahaadada dugsiga sare
• Shahaadada
dugsiga sare ama GED
• Heer kuleej, magaarin shahaadada
degreega
• Shahaadada heerka koobaad (tusaale: AA, AS)
•
Shahaadada jaamacada ama kasi kor (tusaale: BA, BS, MA, MS, MD,
PhD, iwm)
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan
kajawaabo
|
|
Q61
|
Have you ever attended school in the U.S.?
|
Waligaa dugsi Maraykanka kuyaala madhigatay?
|
|
|
• Yes
• No [END OF SURVEY]
• Prefer not
to answer
|
• Haa
• Maya[DHAMAADKA SAHANKA]
•
Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
Q62
|
Are you attending school now?
|
Hadda dugsi madhigataa?
|
|
|
• Yes
• No
• Prefer not to answer
|
• Haa
• Maya
• Madoonaayo inaan kajawaabo
|
|
N/A
|
Interview End Time
Hour
Minute
|
Waqtiga Dhamaadka Wareysiga
Saac
Daqiiqad
|