Women's Health Needs STUDY_SCREENER

Women’s Health Needs Study: The Health of US-Resident Women from Countries with Prevalent Female Genital Mutilation/Cutting (FGM/C)

Att G2 WHNS_Eligibility Screener (Somali translations)_REVISED

Women's Health Needs STUDY_SCREENER

OMB: 0920-1264

Document [docx]
Download: docx | pdf

Attachment G2. Women’s Health Needs Study Eligibility Screener (Somali translations)



Section

Question

English Items

Qayb

Su'aal

Maadooyinka Ingiriiska

Screener Cover Page

OMB notice

Form Approved

Jaldigga Bogga Baaraha

Ogaysiiska OMB

Foomka La ansixiyay



OMB Number:



Nambarka OMB:



Expiration Date:



Taariikha Dhicitaanka:

Screener

Survey Title

Women's Health Needs Study

Baaraha

Ciwaanka Sahanka

Daraasada Baahiyaha Caafimaad Haweenka







Screener

OMB Burden Statement

Public reporting burden of this collection of information is estimated to average 1 minute per response, including the time for reviewing instructions, searching existing data sources, gathering and maintaining the data needed, and completing and reviewing the collection of information. An agency may not conduct or sponsor, and a person is not required to respond to a collection of information unless it displays a currently valid OMB control number. Send comments regarding this burden estimate or any other aspect of this collection of information, including suggestions for reducing this burden to CDC/ATSDR Reports Clearance Officer; 1600 Clifton Road NE, MS D-74, Atlanta, Georgia 30333; ATTN: PRA (0920-xxxx).

Baaraha

Ogaysiiska Masuuliyada e OMB

Wargalinta dadwaynaha ee aruurinta macluumaadkaan waxaa lagu qiyaasay celcelis ahaan 1 daqiiqo jawaabtiiba, ayna kujiraan waqtiga dib u eegista lagu samaynaayo tilmaamaha, raadinta ilaha macluumaadka ee horay ujiray, aruurinta iyo ilaalinta macluumaadka loobaahanyahay, iyo dhamaystirka iyo dib umuraajacaynta aruurinta macluumaadka. Waxaa suuragal ah inaan wakaalad fulin ama maalgalin, qofkana lagama doonaayo inuu jawaab kabixiyo su'aalaha macluumaad aruurinta ilaa inay muujinayso maahee nambarka saxda ah ee an wali dhicin ee maaraynta OMB. Udir fikradaha laxariira qiyaasta cadayntaan ama waxkasta oo laxariira mawduucaan ayna kujiraan soojedinada laxariira yaraynta culayskaan una gudbi Madaxa Kalahufida Warbixinada ee CDC/ATSDR; 1600 Clifton Road NE, MS D-74, Atlanta, Georgia 30333; ATTN: PRA (0920-xxxx).

Screener

Screener Start Time

Hour

Minutes

N/A

Baaraha

Waqtiga Bilowga Baaraha

Saac

Daqiiqado

N/A

Screener

Intro

The following questions will ask you general information about the languages you speak, where you were born, and your age. Please answer these questions to tell if you are a good fit for this study.

Baaraha


Su'aalaha soo socdaa waxay ku weydiin doonaan macluumaad guud oo ku saabsan luuqadaha aad ku hadasho, halka aad ku dhalatay iyo da'daada. Fadlan ka jawaab su'aalahan si aad u sheegto haddii aad ku habboon tahay daraasaddan.







SECTION A. SCREENER


QAYBTA A. BAARAHA


A

Screener 1

Have you previously participated in the Women’s Health Needs Study (WHNS)? Yes [END SURVEY]
No

A

Baaraha 1

Horay ma uga qaybgashay Daraasada Cilmi Baarista Baahiyaha Caafimaadka ee Haweenka (WHNS)? Haa [DHAMAADKA SAHANKA]
Maya


Screener 2

Which of the following languages do you speak? [SELECT ALL THAT APPLY]


Baaraha 2

Midee ayaad kud=hadashaa luuqadaha soosocda?



Amharic

Arabic

English

Somali

French

Tigrinya

Other, please specify



Amhaara

Carabi

Ingiriis

Soomaali

Faransiis

Tigrey

Midkale, fadlan sheeg


Screener 3

Which language would you prefer to use for this interview? [INTERVIEWER NOTE: IF YOU DO NOT SPEAK THE LANGUAGE PREFERRED, MAKE NOTE AND END INTERVIEW].


Baaraha 3

Luuqadee ayaad jeceshahay in waraysigaan aad kugasho? [OGAYSIISKA WARAYSTAHA: HADAADAN KUHADLIN LUUQADA QOFKA AAD WARAYSANAYSO UU DOORTO, QORO DALABKA OO SOOGABAGABEE WARAYSIGA].


Screener 4

In which country were you born?


Baaraha 4

Wadankee ayaad kudhalatay?



Don’t Know
Prefer not to answer



Ma aqaano
Madoonaayo inaan kajawaabo


Screener 5

In which country was your mother born?


Baaraha 5

Wadankee ayay hooyadaa kudhalatay?



Don’t Know
Prefer not to answer



Ma aqaano
Madoonaayo inaan kajawaabo


Screener 6

How old are you?


Baaraha 6

Meeqa sano ayaad jirtaa?



Under 18 years [END SURVEY]
18-24
25-29
30-34
35-39
40-49
Over 49 years [END SURVEY]
Prefer not to answer



Ka yar 18 sanno
18 illaa 24
25 illaa 29
30 illaa 34
35 illaa 39
40 illaa 49
Ka badan 49 sanno
Madoonaayo inaan kajawaabo


N/A

ELIGIBILITY CHECK LIST


EACH BOX SHOULD BE CHECKED BEFORE MOVING FORWARD WITH SURVEY.


Respondent did not previously participate in WHNS.


Respondent between 18-49 years old.


Respondent OR respondent's mother born in one of the following countries:


Burkina Faso

Egypt

Eritrea

Ethiopia

Gambia

Guinea

Mali

Mauritania

Sierra Leone

Somalia

Sudan


Interviewer is available to conduct interview in respondent's preferred language (Question 3).


If respondent meets all 4 criteria above, please check the eligible box below.


Respondent is eligible

Respondent is NOT eligible [END SURVEY]


If respondent is eligible, then review consent material and proceed to interview.


N/A

LIISKA HUBINTA U-QALMITAANKA


SANDUUQ KASTA WAA IN LA SAXAA KAHOR INTA AADAN U SII GUDBIN XOG-URUURINTA.


Jawaab celiyahu hore ugama qayb qaadan WHNS.


Jawaab celiyaha inta u dhaxaysa 18-49 sano jir.


Jawaab celiyaha AMA jawaab celiyaha hooyadii waxay ku dhalatay mid ka mid ah wadamada soo socda:


Burkina Faaso

Masar

Eretereeya

Itoobiya

Gaambiya

Gini

Maali

Moriteniyaa

Siira leyon

Soomaaliya

Sudaan


Wareystaha waxaa uu diyaar u yahay inuu jawab-bixiyaha ku wareysto luuqada uu doorbido (Su'aasha 3).


Haddii jawaab bixiyuhu buuxiyo dhamaan afarta(4) shuruudood ee sare, fadlan calaamadee sanduuqa uqalmidda ee hoose.


Jawaab celiyaha wuu u-qalmaa

Jawaab celiyaha uma qalmo [DHAMAADKA XOG-URUURINTA]


Haddii jawaab bixiyuhu uuu qalmo, markaa dib u eeg ashyaaada foomka ogolaanshaha ka dibna sii wad wareysiga.



N/A


Screener End Time
Hour
Minute



N/A

Dhamaadka waqtiga baaraha
Saac
Daqiiqad



File Typeapplication/vnd.openxmlformats-officedocument.wordprocessingml.document
AuthorSnead, Margaret C. (CDC/ONDIEH/NCCDPHP)
File Modified0000-00-00
File Created2021-01-13

© 2024 OMB.report | Privacy Policy