Women's Health Needs STUDY_QUESTIONNAIRE

Women’s Health Needs Study: The Health of US-Resident Women from Countries with Prevalent Female Genital Mutilation/Cutting (FGM/C)

Att H2 WHNS_Questionnaire (Somali Translations)_REVISED

Women's Health Needs STUDY_QUESTIONNAIRE

OMB: 0920-1264

Document [docx]
Download: docx | pdf

Attachment H2. Women’s Health Needs Study Questionnaire (Somali translations)

Section

Question

English Items

Somali Translation

Full Questionnaire

 

 

 

 

Cover Page

Public reporting burden of this collection of information is estimated to average 45 minute per response, including the time for reviewing instructions, searching existing data sources, gathering and maintaining the data needed, and completing and reviewing the collection of information. An agency may not conduct or sponsor, and a person is not required to respond to a collection of information unless it displays a currently valid OMB control number. Send comments regarding this burden estimate or any other aspect of this collection of information, including suggestions for reducing this burden to CDC/ATSDR Reports Clearance Officer; 1600 Clifton Road NE, MS D-74, Atlanta, Georgia 30333; ATTN: PRA (0920-xxxx).

Wargalinta dadwaynaha ee aruurinta macluumaadkaan waxaa lagu qiyaasay celcelis ahaan 45 daqiiqo jawaabtiiba, ayna kujiraan waqtiga dib u eegista lagu samaynaayo tilmaamaha, raadinta ilaha macluumaadka ee horay ujiray, aruurinta iyo ilaalinta macluumaadka loobaahanyahay, iyo dhamaystirka iyo dib umuraajacaynta aruurinta macluumaadka. Waxaa suuragal ah inaan wakaalad fulin ama maalgalin, qofkana lagama doonaayo inuu jawaab kabixiyo su'aalaha macluumaad aruurinta ilaa inay muujinayso maahee nambarka saxda ah ee an wali dhicin ee maaraynta OMB. Udir fikradaha laxariira qiyaasta cadayntaan ama waxkasta oo laxariira mawduucaan ayna kujiraan soojedinada laxariira yaraynta culayskaan una gudbi Madaxa Kalahufida Warbixinada ee CDC/ATSDR; 1600 Clifton Road NE, MS D-74, Atlanta, Georgia 30333; ATTN: PRA (0920-xxxx).


 

OMB notice

Form Approved

Foomka La ansixiyay

 

 

OMB Number:

Nambarka OMB:

 

 

Expiration Date:

Taariikha Dhicitaanka:

 

Survey Title

Women's Health Needs Study

Daraasada Baahiyaha Caafimaad Haweenka

 

 

 

 

SECTION B. BACKGROUND CHARACTERISTICS

 

 

 


Intro

Interview Start Time
Hour
Minute

Waqtiga Bilowga Wareysiga
Saac
Daqiiqad

 

Intro

Now we can begin. I am going to start by asking you some basic questions about your background. Your answers will not be shared with anyone outside of the research team.

Hadda waan bilaabi karnaa. Waxaan doonayaa inaan ku bilaabo anoo kuwaydinaaya su'aalo dhawr ah oo ku saabsan taariikh noolaleedkaaga. Jawaabahaaga lalama wadaagi doono cid ka baxsan kooxda cilmi-baarista.

 

Q1

What language do you speak most often at home?

Luuqadee ayaad si fiican ugu hadashaa?

 

Q2

What language(s) do you speak most often with your closest friends? [INTERVIEWER NOTE: Allow for two languages to be given]

Luuqadahee ayaad kuhadashaa inta badan markaad lahadlayso saaxiibadaada kuudhaw? [OGAYSIISKA WARAYSTAHA: U ogoloow in qofku laba luuqadood sheego]


Q3

In what country does your mother live now?

Wadankee ayay hooyadaa hadda kunooshahay?


 

• Mother passed away [GO TO Q5]
• Don’t Know [GO TO Q5]
• Prefer not to answer [GO TO Q5]

• Hooyo waa dhimatay [UGUDUB SU'AASHA 5]
• Ma aqaano [UGUDUB SU'AASHA 5)
• Madoonaayo inaan kajawaabo [UGUDUB SU'AASHA 5]


Q4

How often do you speak with your mother?

Intee jeer ayaad lahadashaa hooyadaa?


 

• Daily
• 2-3 times a week
• Once a week
• Once/twice a month
• Less than once a month
• Never
• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Markasta
• 2-3 jeer asbuucii
• Halmar asbuucii
• Halmar/labo jeer bishii
• Waxkayar halmar bishii
• Marna
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo


Q5

How many times have you traveled to each of the following countries? [ENTER 0 IF RESPONDENT HAS NEVER TRAVELED TO COUNTRY]


Immisa jeer/mar ayaad u safartey mid kasta oo kamid ah wadamada soosocda?




• Burkina Faso
• Egypt
• Eritrea
• Ethiopia
• Gambia
• Guinea
• Mali
• Mauritania
• Sierra Leone
• Somalia
• Sudan

• Burkina Faaso
• Masar
• Eretereeya
• Itoobiya
• Gaambiya
• Gini
• Maali
• Moriteniyaa
• Siira leyon
• Soomaaliya
• Sudaan


 

Q6

How long ago did you move to the United States? [INTERVIEWER NOTE: Select best option based on answer for the most recent time]

Mudo intee la eg kahor bay ahayd markaad usoo guurtay mareeykanka? [QORAALKA WAREEYSI QAADAHA: Dooro xulashada ugu fiican taas oo ku salayysan jawaabtii ugu dambeesay]

 

 

• Within the last year
• 1-5 years ago
• 6-10 years ago
• Over 10 years ago
• Born in the U.S. [GO TO SECTION C]
• Don't Know
• Prefer not to answer

• Sanadkii la soo dhaafay gu dahiisa
• 1-5 sano kahor
• 6-10 sano kahor
• Kahor in ka badan 10 sano
• Ku dhashay Mareykanka [U GUDUB QEYBTA C]
• Ma aqaano
• Ma rabo inaan ka jawaabo

 

Q7

How old were you when you moved to the United States?

Meeqo sano ayaad jirtay markii aad u soo guurtay Mareykanka?

 


• 0-6 years old
• 7-12 years old
• 13-17 years old
• 18 years or older
• Don't Know
• Prefer not to answer

• 0-6 sano jir
• 7-12 sano jir
• 13-17 sano jir
• 18 sano ama ka weyn
• Ma aqaano
• Ma rabo inaan ka jawaabo


SECTION C. MARRIAGE AND HOUSEHOLD

 

 

 

Intro

 

Next, I am going to ask you questions about your marital status and living arrangements.

Qodobka xigga, waxaan doonayaa inaan wax kaawaydiiyo gurkaaga iyo qaabkaad unooshahay.

 

Q8

Including yourself, how many people live in your household now? Please count children and elders. Do NOT count people staying in the home for less than one month.

Adoo naftaada kabilaabaaya, meeqa qof ayaa kunool gurigaaga hadda? Fadlan tiri caruurta iyo dadka waawayn. Dadka kusoo booqda tirada hakudarin. Qof kusoobooqda waa qof gurigaaga jooga waxkayar muddo bil ah.

 

 

• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q9

Which of the following describes your current marital status? Are you married, living with a partner, widowed, divorced, separated, or have you never been married?

Midkee kamid ah qodobada soosocda ayaa qeexaaya xaaladaada guurka? Mawaxaad tahay qof xaas leh, lamaane lanool, xaaskii kadhintay/dhimatay, garoob ah/xaaskii ay isfureen, kalatageen, ama waligaaba maadan guursan?

 

 

• Married
• Widowed
• Divorced
• Separated

• Not married, but living with a partner
• Never married/lived with partner [GO TO Q14]

• Prefer not to answer [GO TO Q14]

• Guursaday
• Xaaskii wuu dhintay
• Waa isfurnay
• Waa kalatagnay

• Maguursan, waxaan lanoolahay lamaane
• Waligay maguursan (UGUDUB SU'AASHA 14)
• Madoonaayo inaan kajawaabo [UGUDUB SU'AASHA 14]



 

Q10

How old were you when you first got married or started living with a partner?

Meeqo sano jir ayaad ahayd markii koobaad ee aad guursatay?

 

 

• Under 18 years
• 18-24 years
• 25-29 years
• 30-39 years
• 40-49 years
• Over 49 years
• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Ka yar 18 sanno
• 18-24 sano kahor
• 25-29 sano kahor
• 30-39 sano kahor
• 40-49 sano kahor
• Ka badan 49 sanno
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q11

How old was your husband/partner when you first got married or started living together?

Immisa sano ayuu jiray ninkaaga / lammaanahaaga markii ugu horeysay ee aad guursatay?

 

 

• Under 18 years
• 18-24 years
• 25-29 years
• 30-39 years
• 40-49 years
• Over 49 years
• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Ka yar 18 sanno
• 18-24 sano kahor
• 25-29 sano kahor
• 30-39 sano kahor
• 40-49 sano kahor
• Ka badan 49 sanno
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q12

In what country did your first marriage/partnership take place?

Wadankee ayaad marka koobaad kuguursatay?


Q13

In what country was your husband/partner born?

Waddankee ayuu ninkaaga / lammaanahaagu ku dhashay?





SECTION D. COMMUNITY ACTIVITIES

 

 

 

Intro

 

I am now going to ask you some questions about your participation in community activities such as neighborhood organizations or groups.

Hadda waxaan rabaa inaan dhawr su'alood kaawaydiiyo kaqaybgalkaaga hawlaha bulshada sida ururada ama kooxaha xaafadaada kajira.

 

Q14

Are you a member of any club, association, or religious organization for people from your family's home country or ethnic/cultural background?

Adigu xubin miyaad ka tahay naadi, urur, ama urur diimeed oo loogu talagalay dadka ka soo jeeda dalka qoyskaaga ama asal ahaan qowmiyada/jinsiyada aad ka soo jeedo?

 

 

• Yes
• No
• Not sure
• Prefer not to answer

• Haa
• Maya
• Mahubo
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q15

When you invite people to your home, are they…

Markaad dad ku martiqaadeyso gurigaaga, ma yihiin…

 

 

• Mostly people from my home country or ethnic/cultural background
• Mostly people NOT from my home country or ethnic/cultural background
• A mix of people from AND not from my home country or ethnic/cultural background
• I never invite people to my home
• Prefer not to answer


• Badanaa dadka ka soo jeeda dalkayga hooyo ama qowmiyad/ dhaqanka asal ahaan
• Badanaa dadka aan kasoo jeedin dalkayga hooyo ama qowmiyad / dhaqanka asal ahaan
• Dad isku dhafan oo ka imanaya iyo kuwo aan ka imanaynin waddankayga ama qowmiyadeed / dhaqameed asal ahaan
• Waligeey dadka kuma casuumo gurigeyga
• Ma rabo inaan ka jawaabo

 

Q16

Have you done any work outside of the home for pay in the past 30 days?

Waligaa shaqo makaqabatay meelkabaxsan gurigaaga taasoo aad mushaar kuhelayso 30 kii maalmood ee ugu danbeeyay?



• Yes
• No
• Don't Know
• Prefer not to answer


• Haa
• Maya
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo





SECTION E. HEALTH-SEEKING BEHAVIOR AND PROVIDER EXPERIENCE

 

 

 

 

 

Now I am going to ask you some questions about your overall health and experiences with health care, services, and providers.

Hadda waxaan rabaa inaan wax kaawaydiiyo caadfimaadkaaga guud iyo khibradaha aad kala kulantay daryeelka caafimaadka, adeegyada, iyo adeeg bixiyaasha.

 

Q17

In general, how would you describe your health? Is it excellent, very good, good, fair, or poor?

Si guud, sidee ayaad kuqeexi lahayd caafimaadkaaga? Caafimaadkagu mataambaa, aad miyu ufiicanyahay, wuu roonyahay, dhexdhexaad, mise wuu liitaa?

 

 

• Excellent
• Very good
• Good
• Fair
• Poor
• Not sure
• Prefer not to answer

• Waa taam
• Aad buu ufiicanyahay
• Waa ronyahay
• Waa dhexdhexaad
• Waa liitaa
• Mahubo
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q18

How many times have you gone to a clinic or hospital for health care for yourself in the past 12 months?

Meeqa jeer ayaad xarun caafimaad ama isbitaal aaday si daryeel caafimaad laguusiiyo 12 kii bilood ee lasoodhaafay?

 

 

• Not at all
• Once
• Twice
• 3-5 times
• More than 5 times
• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Marnaba ma aadin
• Halmar
• Labo jeer
• 3-5 jeer
• Wax kabadan 5 jeer
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q19

When visiting your healthcare provider, would you like to have someone present to interpret?

Markii aad booqanayso adeeg-bixiyahaaga daryeelka caafimaad, miyaad jeceshahay inuu joogo qof kuu tarjuma?

 

 

• Yes
• No [GO TO Q22]
• Do not have a healthcare provider [GO TO Q22]
• Don't Know [GO TO Q22]
• Prefer not to answer [GO TO Q22]


• Haa
• Maya [UGUDUB SU'AASHA 22]
• Aan haysan adeeg-bixiye daryeel caafimaad ah [UGUDUB SU'AASHA 22]
• Ma aqaano [UGUDUB SU'AASHA 22]
• Ma rabo inaan ka jawaabo [UGUDUB SU'AASHA 22]

 

Q20

During your last visit, was an interpreter offered to you?

Intii lagujiray booqashadaadii ugu danbaysay, turjumaan majoogay?



• Yes
• No
• Don't Know
• Prefer not to answer


• Haa
• Maya
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q21

Who usually serves as an interpreter for you?

Qofkee ayaa intabadan wax kuufasira?

 

 

• My health provider
• Professional interpreter
• A staff person
• A female friend or relative
• My husband/partner, or other male relative
• Other, please specify:

• Prefer not to answer

• Adeeg bixiyahay caafimaadka
• Turjumaan xirfad uleh
• Qof shaqaale ah
• Saaxiib ama qof ehel ah
• Ninkayga / lammaanahayga, ama nin kale oo qaraabada ah
• Midkale, fadlan sheeg:

• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q22

Are you currently covered by any of the following types of health insurance?

Waqti xaadirkaan caafimaadkaaga madaboolaa mid kamid ah noocyadaan soosocda ee caymiska caafimaadka?

 

 

• A plan purchased through an employer or union (includes plans purchased through another person’s employer)
• A plan that you or a family member buys on their own
• Medicaid or other state or federal program
• Some other source, please specify:

• I do not currently have health insurance

• Don't Know
• Prefer not to answer

• Qorshe aad iibsatay adoo kaashanaaya qofka aad ushaqayso ama urur midow ah (ayna kujiraan qorshayasha lagu iibsaday shirkada u qofkale ushaqeeyo)
• Qorshe caafimaad oo adigga am xubin kamid ah qoyskaagu iskiis u iibsaday
• Medicaid ama barnaamij kale oo heer gobal ama federal ah
• Ilo kale oo caymis, fadlan sheeg:

• Waqti xadirkaan malihi wax caymis caafimaad ah

• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q23

During the past 12 months, was there any time when you needed medical care but didn't get it because you couldn't afford it?

Intii lagu jiray 12 bilood ee lasoo dhaafay, majiray xili aad ubaahatay daryeel caafimaad laakiin aad wayday sabab laxariirta inaadan qarashkeeda iskabixin karin?



• Yes
• No
• Don't Know
• Prefer not to answer


• Haa
• Maya
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo





SECTION F. WOMEN’S HEALTH AND PREGNANCY OUTCOMES

 

 

 

 

 

I am now going to ask you questions about family planning and your sexual health.

Hadda waxaan doonayaa inaan wax kaawaydiiyo qorshahaaga qoyska iyo caafimaadkaaga galmada.

 

Q24

Have you ever used any contraceptives or birth control methods to avoid or delay getting pregnant?

Weligaa ma isticmaashay wax ka hortag ah ama hababka xakameynta dhalmada si aad uga fogaato ama aad u daahiso uurka?



• Yes
• No [GO TO Q26]
• Don't Know [GO TO Q26]
• Prefer not to answer [GO TO Q26]


• Haa
• Maya [UGUDUB SU'AASHA 26]
• Ma aqaano [UGUDUB SU'AASHA 26]
• Madoonaayo inaan kajawaabo [UGUDUB SU'AASHA 26]

 

Q25

Which method(s) have you ever used? Have you used this method in the past 30 days?

Habkee (yadee) ayaad waligaa isticmaashay? Habkaan ma isticmaashay 30kii maalmood ee lasoo dhaafay?


 

 

Ever Used?

Waligaa ma isticmaashay?

 

 

Used in past 30 days?

Ma isticmaashay 30 maalmood ee ugu danbaysay?

 

 

Female sterilization (tubes tied)

Minxirka haweenta (tubada minka oo laxiro)

 

 

Male sterilization

Shahwo xirida ninka

 

 

Contraceptive implant (Nexplanon, Jadelle, Sino, Implant, Implanon)

Qalabka jirka lagasho ee dhalmada joojiya (Nexplanon, Jadelle, Sino, Implant, Implanon)

 

 

IUD (for example, Paragard, Mirena, Skyla, Liletta)

IUD (tusaale, Paragard, Mirena, Skyla, Liletta)

 

 

Shots/Injections (for example, Depo-Provera)

Iskudirada/Cirbadaha (tusaale, Depo-Provera)

 

 

Birth control pills (daily pills, any kind)

Kaniiniyada dhalmada joojiya (kaniiniyada maalinkasta laqaato, noocay noqdaanba)

 

 

Contraceptive patch (Ortho Evra, Xulane)

Daawada lagaliyo ugxan mareenka (Ortho Evra, Xulane)

 

 

Contraceptive ring (NuvaRing)

Badhanka dhalmada xiriga (NuvaRing)

 

 

Male condoms

Cinjirka galmada ee ragga

 

 

Diaphragm

Caloosha

 

 

Female condoms

Cinjirka galmada ee dumarka

 

 

Foam, jelly, or cream

Ubur, jeel, ama kareen

 

 

Emergency contraception (morning after pill)

Daawada dhalmojoojinta xaalada degdega ah (subixii lacuno kaniiniga lacuno)

 

 

Not having sex at certain times (rhythm or natural family planning)

Inaadan waqtiyo gaar ah galmo galin ((rhythm ama xakamaynta dhalmada ee dabiiciga ah)

 

 

Withdrawal (pulling out)

Biyaha ninka oo banaanka loosaaro (ninka oo guska kalabaxa haweenka intuusan biyo bixin)

 

 

Other, please specify:

Midkale, fadlan sheeg:

 

Q26

In the past 12 months, have you had trouble getting the contraceptives or birth control methods you wanted?

12-kii bilood ee la soo dhaafay, dhib maad ku qabtay helitaanka ka hortaga uurka ama habka xakamaynta dhalmada ee aad doonaysay?

 

 

• Yes
• No
• I did not need a birth control method
• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Haa
• Maya
• Uma baahan nooc dhalmo joojin ah
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q27

When was your last pelvic exam and/or pap smear?

Goormay ahayd markii udanbaysay ee baaritaanka sinaha lagaa qaaday iyo/ama baaritaanka kaankarada xubinta taranka haweenta?

 

 

• Within past year
• 2-3 years ago
• 3 to 5 years ago
• More than 5 years ago
• Never
• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Intii lagu jiray sanadkii lasoo dhaafay
• 2-3 sano kahor
• 3 ilaa 5 sano kahor
• Waxkabadan 5 sano kahor
• Marna
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q28

How old were you when you had sexual intercourse for the first time?
[READ IF NECESSARY: Do not count oral sex, anal sex, heavy petting, or other forms of sexual activity that do not involve vaginal penetration. Do not count sex with a female partner].

Meeqo sano jir ayaad ahayd markii koobaad ee aad qof iskugalmootaan?
[AKHRI HADDAY MUHIIM TAHAY: Hakudarin galmada afka, dabada, istiiminta, iyo noocyada kale ee galmada ee aan guska siilka lagalinayn. Hakudarin galmada dhexmara labada haween ah].

 

 

• Under 18 years
• 18-24
• 25-29 years
• 30-39 years
• 40-49 years
• Over 49 years
• Never had sexual intercourse
[GO TO Q37]
• Prefer not to answer

• Ka yar 18 sanno
• 18 illaa 24
• 25-29 sano kahor
• 30-39 sano kahor
• 40-49 sano kahor
• Ka badan 49 sanno
• Marna qof uma galmoon
[UGUDUB 40]
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

 

 

 

SECTION G. WOMEN’S HEALTH AND PREGNANCY OUTCOMES

 

 

 

 

 Intro

To finish up our questions about health and health care, we have a few questions for you about pregnancy and prenatal care. Prenatal care is when you get checkups from a doctor, nurse, or midwife while you are pregnant.

Si aan udhamaystirno su'aalaheena ku saabsan caafimaadka iyo daryeelka caafimaadka, waxaan rabnaa inaan dhawr su'aalood kaa wayndiino uurka iyo daryeelka ka horreeya dhalmaada. Daryeelka ka horreeya dhalmada waa marka aad baaritaan ka hesho dhakhtar, kalkaaliye caafimaad ama umuliso inta aad uurka leedahay.

 

Q29

Are you pregnant now?

Uur maleedahay?

 

 

• Yes
• No [GO TO Q31]
• Don’t Know [GO TO Q31]
• Prefer not to answer [GO TO Q31]

• Haa
• Maya [UGUDUB SU'AASHA 31]
• Ma aqaano [UGUDUB SU'AASHA 31]
• Madoonaayo inaan kajawaabo [UGUDUB SU'AASHA 31]

 

Q30

Have you had prenatal care for this pregnancy?

Daryeelka hooyada ma uheshay uurkaan?



• Yes
• No
• Prefer not to answer


• Haa
• Maya
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

 

Now we have some questions about your children.

Hadda waxaan dhawr su'aalood kaawaydiinaynaa caruurtaada?

 

Q31

How many children have you given birth to that were born alive?

Meeqa caruur ah ayaad dhashay oo nolol kudhashay?

 

 

Now I will ask a few questions about each child you had beginning with the oldest one.

Hadda waxaan dhawr su'aalood kaawaydiinayaa cunug kasta ood dhashay laga bilaabo kan ugu wayn.

 

 

Child

Canug

 

 

1
2
3
4
5
6
7

8

9

10

11

12

13

14

15

1
2
3
4
5
6
7

8

9

10

11

12

13

14

15

 

Q32

In what month and year was this child born?

Bishee ama sanadkee ayuu cunugaan dhashay?

 

 

Month:
Year:

Prefer not to answer

Bisha:
Sanadka:

Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q33

Is this child still alive?

Cunugaan wali manoolyahay?

 

 

Yes
No
Prefer not to answer

Haa
Maya
Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q34

Was this child born in the U.S.?

Cunugaan ma wuxuu kudhashay Maraykanka?

 

 

Yes
No
Prefer not to answer

Haa
Maya
Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q35

How many weeks (or months) pregnant were you at the time of your first prenatal care visit?

Meeqa asbuuc (ama bilood) ayaad uurka lahayd markii koobaad ee tagto xarunta daryeelka hooyooyinka?

 

 

Weeks
Months
No Prenatal Care
Don’t Know
Prefer not to answer

Abuuc
Bilood
Mahelin Daryeelka Hooyada
Ma aqaano
Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q36

Was this baby delivered by caesarean section (c-section)?

Ilmahan ma lagu dhaley qalliinka dhalmada (qalliinka dhalmada) ?

 

 

Yes
No
Prefer not to answer

Haa
Maya
Madoonaayo inaan kajawaabo





SECTION H. FGM/C

 

 

 

Intro

 

In a number of countries, there is a practice called circumcision in which a girl or young woman may have part of her genitals cut. Now I would like to ask you some questions about your knowledge and experiences with female circumcision.

Wadamo dhawr ah, waxaa kajira dhaqan layiraahdo gudniin kaasoo gabadha ama haweenayda da'yarta ah looga jaro qaar kamid ah xubnaheeda taranka. Hadda waxaan rabaa inaan wax kaawaydiiyo aqoonta aad uleedahay iyo khibradaha kaasoo maray gudniinka gabdhaha.

 

Q37

Do you come from a family that has practiced the tradition of female circumcision?

Mawaxaad kasoo jeedaa qoys kudhaqma caadada gudniinka gabdhaha?



• Yes
• No
• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Haa
• Maya
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q38

Does your husband/partner come from a family that has practiced the tradition of female circumcision?

Ninkaaga/lammaanahaaga ma wuxuu ka yimid qoys ku dhaqma gudniinka dumarka?



• Yes
• No
• Do not have husband/partner
• Don't Know
• Prefer not to answer

• Haa
• Maya
• Aan lahayn nin / lammaane
• Ma aqaano
• Ma rabo inaan ka jawaabo

 

Q39

Have you ever been circumcised?

Waligaa malagu guday?

 

 

• Yes
• No [GO TO Q50]
• Don’t Know [GO TO Q50]
• Prefer not to answer [GO TO Q50]

• Haa
• Maya [UGUDUB SU'AASHA 50]
• Ma aqaano [UGUDUB SU'AASHA 50]
• Madoonaayo inaan kajawaabo [UGUDUB SU'AASHA 50]

 

Q40

How old were you when first circumcised?

Meeqo sano jir ayaad ahayd markii koobaad ee lagu guday?

 

 

• Less than 1 year old
• 1-4 years old
• 5-9 years old
• 10-14 years old
• 15-19 years old
• More than 19 years old

• Too young to remember
• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Ka yar 1 sanno jir
• 1-4 sano kahor
• 5-9 sano kahor
• 10-14 sano kahor
• 15-19 sano kahor
• Wax kabadan 19 jeer

• Aad baan u yeraa mana xanuusan karo
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q41

Now I would like to ask you some more questions about your circumcision. Was any flesh removed from the genital area?

Hadda waxaan rabaa inaan dhawr su'aalood oo dheeri ah kaawaydiiyo gudniinkaaga. Majiraa jir lagaa jaray aaga taranka?

 

 

• Yes [GO TO Q43]
• No
• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Haa [UGUDUB SU'AASHA 43]
• Maya
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q42

Was the genital area nicked without removing any flesh?

Aaga taranka miyaa lagaa tolay ayadoon cad lagaa jarin?



• Yes
• No
• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Haa
• Maya
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q43

Was your genital area sewn closed?

Xubintaada taran tolmo miyaa lagu xiray?



• Yes
• No
• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Haa
• Maya
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo


Q44

What kind of circumcision do you have?

Gudniin noocee ah ayaa lagu guday?



• Type 1
• Type 2
• Type 3
• Don't Know
• Prefer not to answer

• Nooca 1
• Nooca 2
• Nooca 3
• Ma aqaano
• Ma rabo inaan ka jawaabo

 

Q45

Have you ever had any problems related to your circumcision?

Waligaa makusoo wajahee wax dhibaatooyin caafimaad ah oo laxariira gudniinkaaga

 

 

• Yes
• No [GO TO Q47]
• Don’t Know [GO TO Q47]
• Prefer not to answer [GO TO Q47]

• Haa
Maya [UGUDUB SU'AASHA 47]
• Ma aqaano [UGUDUB SU'AASHA 47]
• Madoonaayo inaan kajawaabo [UGUDUB SU'AASHA 47]

 

Q46

Please describe what problems occurred. [INTERVIEWER NOTE: DO NOT READ RESPONSES OUT LOUD. SELECT ALL OPTIONS RESPONDENT MENTIONS OR SELECT OTHER AND WRITE IN OPEN ENDED BOX].

Fadlan sheeg nooca dhibaatooyinka caafimaad ee kugu dhacay.

[QORAALKA WAREEYSI QAADAHA: JAWAABAHA COD DHEER HAKU AKHRIN. DOORO DHAMAAN XULASHOOYINKA JAWAAB-BIXIYUHU UU SHEEGO AMA DOORO WAX KALE KADIBNA SHARAXADA KU QOR SANDUUQA BANAAN].



• Difficulty passing menstrual blood • Difficulty passing urine

• Pain with urination

• Recurrent Urinary Tract Infections

• Pain with sex

• Bleeding with sex

• Emergency C-section

• Postpartum Hemorrhage

• Extensive vaginal tears from childbirth

• Other, please specify: _____________________________

• Don’t Know

• Prefer not to answer

• Dhibaato kaaqabsata marinka dhiiga caadada

• Kaadida oo kugu dhagta

• Kaadida oo kugu dhagta

• Infakshanada kaadi Mareenka oo soo Noqnoqda

• Xanuun xiliga Galmada

• Dhiigbax xiliga galmada

• Qaliinka Umulinta

•Dhiig baxa Dhalmada

•Dilaac wayn oo xubinta taranka ah sabab laxariirta dhalmada

• Midkale, fadlan sheeg:

• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q47

Would you feel comfortable talking about your circumcision with a health care provider?

Makuqanacsantahay inaad kalahadasho arimaha gudniinkaaga dhakhtarka caafimaadka?



• Yes
• No
• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Haa
• Maya
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q48

Have you ever talked with a health care provider about your circumcision?

Waligaa makala hadashay dhakhtarka wax kusaabsan gudniinkaaga?

 

 

• Yes
• No [GO TO Q50]
• Don’t Know [GO TO Q50]
• Prefer not to answer [GO TO Q50]

• Haa
• Maya [UGUDUB SU'AASHA 50]
• Ma aqaano [UGUDUB SU'AASHA 50]
• Madoonaayo inaan kajawaabo [UGUDUB SU'AASHA 50]

 

Q49

Who started the conversation about your circumcision, you or the health care provider?

Yaa bilaabay kahadalka gudniinkaaga, adiga ama dhakhtarka?

 

 

• You
• The health care provider
• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Adiga
• Daryeel bixiyahaaga caafimaadka
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

 

Have you ever experienced any of these health issues or conditions?

Weligaa miyaad la kulantay mid ka mid ah ciladaha ama xaaladahaan caafimaad?



Is this an ongoing problem?

• Yes
• No
• Don’t Know

Tani ma dhibaato joogto ah baa?

• Haa
• Maya
• Ma aqaano



Did you seek professional health care for this?

• Yes
• No
• Not treatable by a doctor

• Don’t know

Xanuunadaan dhakhtar cafimaad oo khibrad uleh ma ulatagtay?

• Haa
• Maya
• Dhakhtar madaawayn karo

• Ma aqaano



Were you satisfied with how the problem was addressed?

• Yes
• No
• Don’t Know

Makuqanacday sida xanuunkaaga loo maareeyay?

• Haa
• Maya
• Ma aqaano

 

Q50

Have you ever had. . .?

Waligaa makuqabsaday xaalada..?

 

 a.

Difficulty passing menstrual blood

Dhibaato kaaqabsata marinka dhiiga caadada

 

 b.

Difficulty passing urine

Kaadida oo kugu dhagta

 

 c.

Pain with urination

Kaadida oo kugu dhagta

 

 d.

Recurrent Urinary Tract Infections

Infakshanada kaadi Mareenka oo soo Noqnoqda


 Q51

Have you ever. . .?

Waligaa makuqabsaday xaalada..?

 

 a.

Felt sad for many weeks at a time

Murug kuqabsata asbuucyo badan


Q52

Have you ever had. . .?

Waligaa makuqabsaday xaalada..?


a.

Pain with sex

Xanuun xilliga galmada

 

 b.

Bleeding with sex

Dhiigbax xilliga galmada


Q53

Have you ever had. . .?

Waligaa makuqabsaday xaalada..?

 

 a.

Emergency C-section

Qaliinka Umulinta

 

 b.

Postpartum hemorrhage

Dhiig baxa Dhalmada


 c.

Extensive vaginal tears from childbirth

Dilaac wayn oo xubinta taranka ah sabab laxariirta dhalmada

 

 

 

 

SECTION I. FGC BELIEFS

 

 

 

 

 

I am now going to ask you some questions about your beliefs and opinions about female circumcision.

Hadda waxaan rabaa inaan dhawr su'alood kaawaydiiyo fikradaha iyo waxyaabaha aad ka aaminsatahay gudniinka gabdhaha.

 

Q54

Which of the following best describes your views about female circumcision? Would you say…

Midkee kamid ah qodobada soosocda ayaa sifiican uqeexaaya fikirka aad kaqabto gudniinka gabdhaha? Waxaan oroan lahaa...



• It should be stopped

• It should continue as is

• Depends on the family

• I have mixed feelings about it

• Other, please specify:

• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Waa in lajoojiyaa

• Waa in siday tahay loosii wadaa

• Waxay kuxirantahay qoyska

• Waxaan kaqabaa fikrado kaladuwan

• Midkale, fadlan sheeg:

• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo


Q55

Has your opinion about female circumcision changed in any way since you moved to the U.S.?

Fikirka aad kaqabto gudniinka gabadhuhu ma isbadalay sinaba ilaa intaad Maraykanka usoo guurtay?


 

• Yes
• No [GO TO 57]

• Not applicable, born in the U.S. [GO TO 57]
• Not applicable, did not have opinion before moving to U.S. [GO TO 57]
• Don’t Know [GO TO 57]
• Prefer not to answer [GO TO 57]

• Haa
• Maya [UGUDUB SU'AASHA 57]

• Ma khusayso, ku dhashay Maraykanka [UGUDUB SU'AASHA 57]
• Ima qusayso, wax fikir ah kama qabin kahor intaanan Maraykanka usoo guurin (UGDUB SU'AASHA 57)
• Ma aqaano [UGUDUB SU'AASHA 57]
•Madoonaayo inaan kajawaabo [UGUDUB SU'AASHA 57]


Q56

How has your opinion changed? Would you say your opinion is…

Maxaa iskabadalayy fikradaada? Ma dhihi lahayd fikradaada ayaa ah…


 

• More accepting of female circumcision
• Less accepting of female circumcision
• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Uu aad uwaafaqsanyahay gudniinka gabdhaha

• Uusan inbadan waafaqsanayn gudniinka gabdhaha

• Ma aqaano

• Madoonaayo inaan kajawaabo


Q57

Do you believe that female circumcision is required by your religion?

Ma aaminsantahay in guurka gabdhaha ay tahay arin diiniyan loobaahanyahay?


 

• Yes
• No
• No Religion
• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Haa
• Maya
• Diin Ma aaminsani
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo


Q58

In your opinion, can female circumcision cause any health problems for women later on (for example during pregnancy and delivery)?

Fikirkaaga ahaan, gudniinka gabdhuhu makeenaa wax dhibaatooyin caafimaad oo kudhaca haweenka mustaqbalka danbe (tusaale markay uurka leeyihiin iyo markay dhalayaan)?



• Yes
• No
• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Haa
• Maya
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q59

What are your husband/partner's views about female circumcision? Do you think he would say…

Waa maxay aragtida ninkaaga / lammaanahaagu ee ku aadan gudniinka dumarka? Ma u malaynaysaa inay dhahayaan…

 

 

• It should be stopped

• It should continue as is

• Depends on the family

• He has mixed feelings about it

• Other, please specify:

• Do not have husband/partner

• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Waa in lajoojiyaa

• Waa in siday tahay loosii wadaa

• Waxay kuxirantahay qoyska

• Waxaan kaqabaa fikrado kaladuwan

• Aan lahayn nin / lammaane

• Midkale, fadlan sheeg:

• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

SECTION J. EDUCATION

 

 

 

 

Q60

What is the highest level of schooling you have completed?

Waa maxay heerka ugu sareeya ee aad waxbarashada lagaartay?

 

 

• No formal school [END OF SURVEY]
• Less than a high school diploma
• High school diploma or GED
• Some college credit, no degree
• Associate’s degree (for example: AA, AS)
• Bachelor’s degree or higher (for example: BA, BS, MA, MS, MD, PhD, etc)
• Don’t Know
• Prefer not to answer

• Ma akhrisan dugsi caadi ah [DHAMAADKA SAHANKA]
• Wax kahooseeya shahaadada dugsiga sare
• Shahaadada dugsiga sare ama GED
• Heer kuleej, magaarin shahaadada degreega
• Shahaadada heerka koobaad (tusaale: AA, AS)
• Shahaadada jaamacada ama kasi kor (tusaale: BA, BS, MA, MS, MD, PhD, iwm)
• Ma aqaano
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q61

Have you ever attended school in the U.S.?

Waligaa dugsi Maraykanka kuyaala madhigatay?

 

 

• Yes
• No [END OF SURVEY]
• Prefer not to answer

• Haa
• Maya[DHAMAADKA SAHANKA]
• Madoonaayo inaan kajawaabo

 

Q62

Are you attending school now?

Hadda dugsi madhigataa?

 

 

• Yes
• No
• Prefer not to answer

• Haa
• Maya
• Madoonaayo inaan kajawaabo


N/A

Interview End Time
Hour
Minute


Waqtiga Dhamaadka Wareysiga
Saac
Daqiiqad





File Typeapplication/vnd.openxmlformats-officedocument.wordprocessingml.document
AuthorSnead, Margaret C. (CDC/ONDIEH/NCCDPHP)
File Modified0000-00-00
File Created2021-01-13

© 2024 OMB.report | Privacy Policy